[[File:GabbroRockCreek1.jpg|thumb|right|500px|biyo

dhagax
dhagax

cunug (Af Ingiriis : Rock ama Stone Af Carabi : ar‎) waa adke (solid) ka sameeysan macdan badan oo is-heeysata.

Dunidan aan ku nool nahay waxay ka sameeysan tahay dhagaxaan, carro iyo macdano kale. Dhagaxa ayaa yaraanka marna wuxuu noqon karaa qar iyo buur. carada ayaa ah wax ka yimid dhagax ama qar bururay.

Noocyada dhagaxaanta: dhagaxaanta waxaa loo qaybiyaa saddex 1. dhagax ku samaysma qaraxa foolkaanaha 2.dhsgax ku ssmsysma xaaqsanka iyo waxyaabaha dega 76 dhagax isbadalay muuqaalkiisu

Dhagaxa Foolkaanaha: dhulka gudihiisa waxaa badan ama sareeya heer kulka iyo cadaadiska , macdan kastaana wacay noqotaa dareere. Dareerahaas waxaa looyaqaan afka qalaad Magma waana dareere holac ah, magmadu markay timaado dhulka korkiisa way qaboowdaa waxayna isku badashaa adke (dhagax) waxaaba looyaqaan dhagaxa igniyoos waana eray kayimid afka Giriiga (Ignious) waa eray macnihiisu yahay dab ama holac. waxaa dhagaxaantan kamida Gabro, Granite, Obsedian, Basalt, Scoria iyo kuwo kale oo badan.

waxaana laga helaa meelo badan dunida , bariga iyo bartamaha Afrika wuxuu leeyahay waxtar balaadhan iyo adeegsi badan. Gayiga Soomaalida waa laga helaa.