Diiriye Guure

Taariikhdii Diiriye Guure

Garad Diiriye Guure (ingriis: Garad Deria Gure) wuxuu ahaa boqorka 16ka ee beelaha Si'iid Harti. Diiriye Guure wuxuu Suldaan u ahaa Si'iid Harti waqtiga 1897 ilaa 1920 ee xiliga Boqortooyda daraawiish. Wuxuu Diiriye Guure ahaa Suldaaanka daraawiishta ee iyo wuxuu Diiriye Guure ahaa boqorka Si'iid Harti ugu horeyd oo lagu caanoshubay doorasho. Diiriye Guure ee garaad guud ka ahaa Si'iid Harti, wuxuu ahaa hogaamiye magac ahaan dhanka Darawiish iyo Si'iid Harti waqtiga dulaanka gumeysiga.

Garad Deria Gure / Diiriye Guure, Suldaanka Si'iid Harti iyo Darawiish


Gacanyarihiisa

wax ka badal

Gacanyaraha Garad Deria Gure waxay ahaayeen:

  1. http://www.kaiserscross.com/188001/536101.html