Bancadde waa mid kamida nimcada eebe ku manaystay gobolka sanaag waa ban ama dhul daaqsimed ku yaala galbeedka gobolka sanaag waxana ka baxa cows ku filan xoolaha gobolka sanaag oo aad loogu dhaqdo waa dhul cagaaran oo aad u qurux badan waxaana dega bancade Biciide oo ah Beesha ugu baaxada weyn beelaha Habar Jeclo.