Waroodka ceelal

(Waxaa laga soo toosiyay Degmada ceelal)

Degmada ceelal waa degmo ka mida degmooyinka hoosyimaada Gobolka [[Saraar]. degmawada waxaa asaasey jamac dheere, hilaadii 1945. ceelal waa degmo wayn oo taariikhi ah oo soo jireen ah ceelal waxay ka mid tahay deegaamada ay degto beelwaynta habar jeclo gaar ahaan Beesha khayr yoonis (Ayuun) siiba beesha [Reer caraale] ceelal waa ceelal farabadan oo soo jiraa ah. waligeedba geelu kacabijirey.

ceelal waxaa ku nool dad tiradooda lagu qiyaaso ilaa 8.000 ooqof degmadu waxay leedahay ilo dhaqaale oo ka soo gala xoolaha nool iyo khayraadka dhulka degmadu Waxay ku taal silsilada golis. waxaa laga qodaa macdanta noocyadeeda kala duwan. ceelal caynaba waxay kaxigtaa, jihada waqooyi galbeed, masaafo dhan 320km. burco waxay ka xigtaa jihada waqooyi bari masaafo 120km.