Laasadhagaxguduud Waa tuulo ku taala gakbeedka magalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. waa degmo xeeb ah waxa ku yaala deked dabici ah waxa degan beesha muuse abokor Ee habar jeclo.