Higlo wa degmo ka mida Gobolka togdheer, waxay magalada burco u jirta 74km meel kaga beegan dhinaca bariga waxay u dhowdahay degmada qoryale oo ay u jirta waxyar sidoo kale waa magalo quruxbadan hada waxana oo kuyaala dhul ku haboon beeraha iyo xoolaha waxana ilaahay ku manestay ceelal farabdan oo biyo macaan ah waxa aasaasay allah ha u naxariste sugaal fara dheere Waxa dega beelaha reeryoonis, habarjeclo,

Higlo

higlo

هغلو
Magaalo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
DeegaankaTogdheer
DegmoHiglo
Dowlada
 • Duqa-magaaladaibrahim sugal faradhere
Joogga
121 m (397 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan3,377
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh



Wadada ceerigaabo

Qabilada dega' wax ka badal

Waxa dega beelaha reeryoonis gaar ahaan allamaga sida reer siciid, reer maxamed xidig, iyo hayiile

.... waxa mayir ka ah ibrahim sugaal faradheere oo reer sicid ah