Wadada ceerigaabo ama wadada silaanyo road ee gobolka sanaag waxa dhisay dowlada somaliland waxana hirgaliyay madaxweyne silaanyo oo balan qaday intii uu ololaha ku jiray wadada dadka ugu badan ee manafacadsada waa reer sanaag gaar ahaan inta ay degankooda dhexmarto oo ay uso gudbisay adeeg dheeri ah dalxiis iyo dhaqaaleba degmoyika sida rasmiga u dhexmarto oo ay anfacaday wadadu waxa kamida...


...wadada ma dhamystirin dowladi xukumadi silaanyo, oo waxa hada gacanta ku haya xuukamada dowlada uu gadhwadenka ka yahay muuse biixi cabdi,