Qoryale
Qoryaale (Af Ingiriis : Qorale) waa magaalo yar oo ku taalaa gobolka Togdheer ee Gobolada Waqooyiga Soomaaliya, maanta loo yaqaano Somaliland.
Qoryale | |
---|---|
Town | |
Wadan | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Gobol | Togdheer |
Degmo | Degmada Qoryaale |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Faallo
Qoryale waa fadhiga dowlada Degmada Qoryaale. Magaaladan yar waxay si toos ah ugu xidhan tahay jidka dheer ee toos u tega magaalada Burco.[1][2]
Waxbarashada
Dusgsi sare ayaa laga dhisay magaaladaasi wakhti dhowayd.
Xigasho
Tixraac