Madaxya weyn waa degmo katirsan magalada burco waxayna ka xigtaa bariga dhinaca wqoyi waxay magalada u jirtaa 50km dadka degaanku waa xooli dhaqato sidoo kale beero ayay ledahay waana dhul biyo badan leh country somaliland degmo togdheer Qabiilla dega

Waxa degan beelaweynta reeryoonis Ee, muuse abokor