Degaanka ama degmada harti yimid waxay dhinaca galbeed kaga beegan tahay magaalada ceerigaabo ee caasimada gobolka sanaag waxay magakada u jiraa 23km waana mesha biyaha macaan looga so qaado ceerigaabo Waxaa degan Beesha Bahsanbuur Oo ka tirsan. muuse abokor Qabiilka biciide, ee habar jeclo