Maxamed Abokor
Maqaal dhamaystiran: dadka soomaaliyeed
Cali Naaleeye waa beel oo kamida beelweynta Ugaadhyahan Siyaad. Waa beel baladhan oo 4 gobol Khaatumo ka degta; Sanaag, Nugaal, Sool iyo Xaysimo. Beeshu waxa oo kale ay degtaa Ethiopia (DDS) iyo Kenya (Isiolo, Tana River). Cali Naaleeye wuxuu soohdin la leeyahay Jibriil Naaleeye (US) dhinaca waqooyi-bari, [[reer darawiish ta kale |Jaamac Siyaad dhinaca bariga iyo bari-konfuur, Ogaadeen dhinaca koonfur, iyo Garxajis iyo Habar Jeclo dhinaca galbeedka.
Meelaha ay ku badan yihiin | |||
---|---|---|---|
| |||
Luqada | |||
Diinta | |||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||
Cali Naaleeye, Cilmi Naaleeye, Jibriil Naaleeye, Sabood Naaleeye tolalka kale ee Beel Weynta Cali Naaleeye Ugaadhyahan iyo Soomaalida |
Siday Beeshu U Kala Baxdo
wax ka badal■Cali Naaleeye
●Bah riighaye
- Maxammed Cali
- Samatar Cali
- Faarax Cali
● Bihi Darays
- Yuusuf Cali
- Axmed cali
- Nuux Cali
● Bihina Caraale
- Guuleed Cali
- Cabdi cali
- Gahayr Cali
● Bihina Samatar
- Faysal Cali
- Yoonis Cali
- Maxammed Cali
● Bah Cabdalle
- Nuur Cali
- Maxamuud Cali
- Warsame Cali