Garxajis
n
Garxajis waa beelaha ka mid ah beelaha Isaaq. Garxajis wuxuu u kala baxa Ciidagale iyo Habaryoonis.waa labada reer ugu ballaadhan beelaha isaaq Deegaan ahaan,waana reeraha ugu waaweyn qabiilada soomaaliyeed tiro ahaan.waxay soohdin qabiil la leeyihiin Ogaden dhinaca koonfureed, iyo dharw jilib ee Isaaq dhinaca galbeed, iyo dhinaca bariga wuxuu habaryoonis soohdin la leeyahay reer darawiish iyo Warsangeli. Waa reer dagaan ku ah Somaliland,koonfur Somalia, Ethiopia waxay luGu qiyaasa tiradooda in ka badan 5malyan iyo badh
Maroodi jeex 885k Togdheer. 670k Saaxil 230k Sanaag 870k Qaybo kamida Laascaanood 106k
Soomali galbeed dds 567k Koonfurta Soomaaliya 670k Dhulka qurbaha gaar ahan UK waxa ku nool 67k Uganda waxa ku nool cali Siciid o kamida jufooyinka habar Yoonis 35k weeye tiro ahaan
garxajiska waxa kale oo lagu magacaaba g36 bower
Q. prof.nadiir yusuf ibrahim ismail
HABAR YOONIS /CIIDA GALE
HALDOORADOODUNA WAXAY GAADHAYAAN 360K OO QOF ISKUNA JIRA ABWAANO FANAANIIN QORAYAAL SIYAASIIN CULUMO MADAXDHAQAYDYO SOOSAARAYAAL DIRECTORO IYO KUWA KALE OO BADAN
HADAAN KU BILOWNO DADKA AADKA UGU CAANSAN EE LAWADA YAQAANO
FANAANIINTA:MOHAMED BK-QAMAR SUGAANI-CABDI YARE-UGBAAD ATAGSAN-CABDI HANI-WARDA SICIID-ROODA KAYF-IYO KUWA KLE OO BADAN
DIRECTERADA:CABDIRAHMAAN TOOSIYE-SUDAYSI CABDILAAHI(TALASAME)-MOHAMED DHAMAC-SICIID DAAWIYE(SOOSAARIHII UGU HOREEYAY (MUSALSALADA SOMAALIDA)
SIYAASIINTA:CABDIRAHMAAN CABDILAAHI(CIRRO)-FAYSAL ALI WARAABE-