Maxamed yoonis waa mid kamida beelaha yoonis adaraxman ama reer yoonis waxay dhalasho wadagaan cismaan yoonis kana wada tirsan yihin yoonis adaraxmaan waa mid kamida beelaha habar jeclo kuwa ugu balaahan tiro iyo dhul ahaan waana saldanada habar jeclo

Ceelka caynaba

jilibada Maxamed yoonis wax ka badal

Allamagan maxamed

looge maxamed