Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Baltimore, Maryland, Maraykanka.

Baltimore (/ltɨˌmɔr/) waa magaalada ugu weyn gobolka Maryland ee wadanka Maraykanka, waa magaalada 26aad ee ugu shacabka badan leh, iyo caasimad ugu weyn ee madaxbanaan.

Baltimore, Maryland
Caasimada Baltimore
Farasmagaalka Baltimore, Emerson Bromo-Seltzer Tower, Pennsylvania Station, M&T Bank Stadium, (Ravens Stadium), Gudaha Dekada iyo Xarunta Biyo ku noosha Baltimore, Haalka caasimada Baltimore, Taalada Washington
Flag
Seal
Nickname(s): 
Caasimada Degan,[1] Mobtown,[2] B'more,[3] Dhulkii Nolosha Raaxada Leh,[4] Caasimada ugu Horaysa,[5][6] Caasimada Taarikhiga,[7] Ravenstown,[8]Caasimada Jirta[9]
Motto(s): 
"Caasimada ugu wacan Ameerika",[1] "Kaalay oo hel.",[1] "Caasimada wax akhrida",[10] "Aamin"[11]
Baltimore is located in USA
Baltimore
Baltimore
Meesha kaga taalo Maraykanka
Wadanka United States of America
GobolkaMaryland
Caasimad Baltimore
La aasaasay1729
Dowlad-hoose1796–1797
Caasimad Madaxbanaan1851
Named forSesilius Kalvert, (1605–1675)
Dowlada
 • NuucaGolaha Duqa-magaalada
 • BodyGolaha Dowlada Hoose Baltimore
 • Duqa-magaaladaStephanie C. Rawlings-Blake (D)
 • Goalaha Degmada Caasimada
 • Aqalka Wakiilada
 • Xubnaha Guurtida
 • Aqalka Baarlamaanka
Area92.1 sq mi (239 km2)
 • Land80.9 sq mi (210 km2)
 • Water11.1 sq mi (29 km2)  12.1%
Joogga33 ft (10 m)
Tirada dadka
 • Caasimada Madaxbanaan620,961
 • Estimate 
(2014)[15]
622,793
 • RankUS: 26aad
 • Cufnaanta dadka7,671.5/sq mi (2,962.6/km2)
 • Urban
2,203,663 (US: 19aad)
 • Metro
2,785,874 (US: 20aad)
 • CSA
9,443,180 (US: 4aad)
 • Shacabka
Baltimorean
Aag saacadeedUTC-5 (EST)
 • Xagaa (DST)UTC-4 (EDT)
ZIP Kodh
FurahaArea code 410, Area code 443, Area code 667
[[Baltimore, Maryland|FIPS code]]24-04000
Astaanta GNIS0597040
WebsiteCity of Baltimore

Caasimada Baltimore waxaa la aasaasay sanadkii 1729kii, waana dekada labaad ee ugu weyn gobolada xiga Badweynta Atlaantik.[17] Sidoo kale dekeda magaalda Baltimore waxay waayo ahaan jirtey mida labaad ee ugu soo dejinta iyo dhoofinta badan wadanka Maraykanka, taasi ooy ku xidhnaayeen waxsoo saar faro badan.[18]

Ka dib markii ay soo waajahde dib udhac xaga wax soo saarka ah iyo wershadaha ayaa magaalada Baltimore waxay culeska saartey dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada, kuwaasi oo maanta ah midhaha ugu wacan ee caasimadu ka hesho dhaqaalaha iyo lacagta. Waxaa magaaladan ku yaala cusbitaalo waaweyn oo tayo heersar ah leh, iyo machadyo caalami ah oo ku takhasusay kuliyado kala duwan oo waxbarashad iyo cilmibaadhista ah.[19]

Magaalada Baltimore sanadkii 1752

Magaalada Baltimore waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 622,104 (tirokoob la sameeyay 2013kii), halka marka lagu daro nawaaxigeeda ama Baltimore metropolitan ay leedahay shacab bulsho dhan 2.7 milyan, taasi oo ka dhigaysa magaaldan mida 20aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka.[20][21]

Dadka caanka ah ee ku dhaqan Baltimore waxaa ka mid ah heesayaal badan oo qaada heesaha jazzka, rockyga iyo rapka. Sidoo kale waxaa degan magaaldan tiro atooreyaal iyo jilaa ah oo soo saara filimaan iyo music videos. Dadka la taaban karo waxaa ka mid ah ninkii sameeyay "Heesta Calanka Maraykanka" oo lagu magacaabo Fransis Skot Key.[22]

Farasmagaalka Baltimore 2011

Guud ahaan, ilaa rubuc bulshada magaalada Baltimore waa saynisyahano, injineero, xisaabyahano, teknoolijiyiin, macalimiin, khubaro, aqoonyano, profosseero iyo arday qalin-jebin rabta.[22] Taasi waxay cadayn u tahay sida bulshada Baltimore u daneeyso aqoonta iyo waxbarashada, heer sarena uga gaadheen.



Bulshada Baltimore wax ka badal

Tirokoobtii sanadka 2010, waxaa lagu ogaaday in shacabka Baltimore yahay 620,961, taasi oo ah 4.6% hoos u dhac ah marka la barbar-dhigo tirokoobtii 2000; taasi oo laga wewel qabo in sanadaha soo socda hoos u sii socdo. Tirada is-dhintey waxay saamayn ku yeelatay 23% hoos u dhac ilmaha da'doodu u dhaxayso 5 jir ilaa 17 sano jir.[23] Dadaal badan oo xaga dhaqaalaha iyo waxbarashada ooy dowlada Baltimore gashay ka dib, sanadkii 2012ka tirokoob la sameeyay waxaa lagu ogaaday in tirada bulshada Baltimore kor u soo kacday, waxaa la helay 621,342; taasi oo ah 1,100 qof korodh. Waana markii ugu horeeysay ee tiro intaas le'eg ku soo korodha magaalada tan iyo ilaa 1950kii.[24][25]

Sida lagu xusay tirokoob kale ooy dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka, 63.7% bulshada Baltimore waa Dadka Madoow, 29.6% Dadka Cad, 0.4% Hindida Cas, 2.3% Aasiyan, 1.8% dadka kale iyo xoogaa yar oo ka soo jeeda gasiiradaha ka baxsan Maraykanka.[26]

Qoloyinka Bulshada Baltimore Maryland (2010)
Qolo Shacabka % Wadarta
Wadar 620,961 100
Afrikan Ameerikan 395,781 63
Cadan 183,830 29
Aasiyan 14,548 2
Labo qolo iskugu jira 12,955 2
Inta kale 11,303 1
Hindida Cas 2,270 < 1%
Dhowr nooc iskugu jira 1,402 < 1%
U dhashay Hawaii Gasiiradaha Basifik 274 < 1%
[27]

Muuqaalka Baltimore wax ka badal



 
Farasmagaalka Baltimore iyo xarunta ganacsiga (2011)

Magaalooyinka Maraykanka wax ka badal


Magaalooyinka Maraykanka  
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka  
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac wax ka badal

  1. 1.0 1.1 1.2 Donovan, Doug (May 20, 2006). http://www.redorbit.com/news/business/511672/baltimores_new_bait_the_city_is_about_to_unveil_a/index.html. Soo qaatay November 28, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Smith, Van (October 6, 2004). http://www.citypaper.com/arts/story.asp?id=9176. La keydiyay asal ahaan January 12, 2009. Soo qaatay January 24, 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Kane, Gregory (June 15, 2009). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original January 17, 2010. Soo qaatay September 7, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. Jenn Ladd (October 5, 2011). City Paper http://www.citypaper.com/search/bcp-cms-1-1212892-migrated-story-cp-20111005-featu-20111005,0,7897129.story.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . Maryland Historical Trust. February 11, 2011 http://mht.maryland.gov/heritageareas_baltimore.html. Soo qaatay March 30, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original March 16, 2011. Soo qaatay March 30, 2011.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  7. . Baltimore City Paper. September 21, 2005 http://www.citypaper.com/bob/story.asp?id=10574. La keydiyay asal ahaan October 12, 2007. Soo qaatay September 19, 2007.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. "Nuqul Archive". Baltimore Ravens. Waxaa laga kaydiyay the original July 23, 2008. Soo qaatay June 7, 2008.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  9. "Nuqul Archive". Baltimore City Police. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Saddexaad 24, 2020. Soo qaatay January 4, 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  10. Maestretti, Danielle. UTNE Reader http://www.utne.com/media/baltimore-the-city-that-reads.aspx#axzz35wXaAdIu. Soo qaatay June 28, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. Jeffrey Gettleman (September 2, 2003). http://www.nytimes.com/2003/09/02/us/in-baltimore-slogan-collides-with-reality.html?pagewanted=all&src=pm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named gazetteer
  13. [[[:Template:Gnis3]] [[:Template:Gnis3]]] Hubi |url= value (caawin). Soo qaatay October 23, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin); URL–wikilink isku dhac (caawin)
  14. . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/nav/jsf/pages/index.xhtml. Soo qaatay October 13, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  15. . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay June 24, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  16. . USPS http://zip4.usps.com/zip4/citytown.jsp. Soo qaatay October 13, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  17. Hughes, Joseph R. http://washingtonexaminer.com/inland-port-gives-baltimore-strategic-shipping-advantages. Soo qaatay June 23, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  18. . Maryland Historical Trust. February 11, 2011 http://mht.maryland.gov/heritageareas_baltimore.html. Soo qaatay December 30, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  19. . Baltimoredevelopment.com https://web.archive.org/web/20100725000755/http://www.baltimoredevelopment.com/major-employers. Waxaa laga kaydiyay the original July 25, 2010. Soo qaatay July 8, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  20. . FAIR US http://www.fairus.org/site/PageNavigator/facts/local_data_md_baltimore. Soo qaatay December 31, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  21. . U.S. Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2013/index.html. Soo qaatay October 13, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  22. 22.0 22.1 "Nuqul Archive". Baltimore.org. Waxaa laga kaydiyay the original July 25, 2013. Soo qaatay July 8, 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin) Cite error: Invalid <ref> tag; name "baltimore.org" defined multiple times with different content
  23. Sherman, Natalie (April 17, 2015). http://www.baltimoresun.com/business/real-estate/wonk/bs-bz-schools-leaving-20150417-story.html#page=1. Soo qaatay April 19, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  24. Kilar, Steve (March 14, 2013). http://articles.baltimoresun.com/2013-03-14/news/bs-bz-baltimore-population-grows-20130314_1_decades-of-population-decline-mayor-stephanie-rawlings-blake-seema-d-iyer. Soo qaatay July 8, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  25. Litten, Kevin (March 9, 2015). http://www.bizjournals.com/baltimore/blog/real-estate/2015/03/this-map-shows-the-gentrification-of-baltimores.html. Soo qaatay April 19, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  26. "Nuqul Archive". U.S. Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay the original May 15, 2013. Soo qaatay April 23, 2012.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  27. . US Census Bureau http://suburbanstats.org/area/maryland/baltimore. Soo qaatay March 15, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)