Las Vegas

Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Las Feegas, Nevada, Maraykanka. Qoraalo kale fiiri Las Fegas.

Las Fegas, Las Vegas, / ˈvɡəs/ (locally, also pronounced as / ˈvɛɡɨs/) sida dowliga ah lagu magacaabo Caasimada Las Fegas, ama loo soo faabiyo Fegas waa caasimad ku taala gobolka Nevada ee wadanka Maraykanka. Waa magaalada ugu dadka badan gobolka Nevada, fadhiga dowlada degmada Kalark, iyo caasimada rasmiga ah ee Dooxada Las Fegas.[5] Caasimada Las Fegas waxay caan ku tahay oo caalamka dhan looga yaqaanaa ineey tahay hooyga khamaarka, adeega, cuntada, nolosha habeenkii, tumashada, tamashlaha iyo dalxiiska. Magaaladani waa xarunta ganacsiga iyo dhaqanka ee Koonfurta Nevada.

Las Fegas, Nevada
Flag of Las Vegas, Nevada.svg
Flag
100px
Seal
Nickname(s): 
"Fegas",[1] "Caasimada Dambiga", "Caasimada Iftiinka", "Caasimada Khamaarka Caalamka",[2] "Caasimada Madaalada Caalamka", "Caasimada Fursada Labaad",[3] "Caasimada Guurka Aduunka", "Caasimada Dhalaalka"
Clark County Nevada Incorporated Areas Las Vegas highlighted.svg
Meesha dhacdo Las Fegas degmada Clark County, Nevada
Wadanka  United States of America
Gobol Nevada
Degmo Clark County
La aasaasay May 15, 1905
Incorporated Maarso 16, 1911
Dowlada
 • Nuuca Maamulka deegaanka
 • Duqa-magaalada Carolyn Goodman (Xisbiga Madaxabanaan)
 • Maamulka Caasimada Betsy Fretwell
Bedka
 • Caasimad 352 km2 (135.8 sq mi)
 • Land 352 km2 (135.8 sq mi)
 • Water 0 km2 (.05 sq mi)
Joogga
610 m (2,001 ft)
Tirada dadka
(2010)[4]
 • Caasimad 583,756
 • Cufnaanta dadka 1,659.5/km2 (4,298.1/sq mi)
 • Urban
1,314,356
 • Metro
1,951,269
  (mida 30aad ugu dadka badan Maraykanka)
Magac kale Las Vegan
Aag saacadeed UTC−8 (PST)
 • Xagaa (DST) UTC−7 (PDT)
Furaha Area Kodh 702 & 725
FIPS code 32-40000
Astaanta GNIS 0847388
Website www.lasvegasnevada.gov
Dadkii ugu horeeyay ee deegaanka ku ahaa agagaarka caasimada Las Fegas

Caasimada Las Fegas waxay ku faantaa ineey tahay hooyga madadaalada caalamka ayada oo caan ku ah xarumaha lagu khamaaro ee loo yaqaano "Casino", huteelada raaxada iyo noocyada kala duwan ee madadaalada. Intaas waxaa dheer in Las Fegas tahay magaalada 29aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka, waxayna leedahay tiro dad ah oo dhan 603,488 (sida lagu ogaaday tiro koobtii 2013kii).[6] Marka lagu daro deegaanada hoosyimaada Las Fegas Metropolitan waxa ku dhaqan dad gaadhaya 2,027,828.[4]

Khamaarka iyo nightclubyada caanka ku tahay Las Fegas

Caasimada Las Fegas waa mid ka mid ah sadexda magaalo ee hogaaminaya ganacsiga, dhaqaalaha, madadaalada, dalxiiska, kulanada iyo teknoolojiyada wadanka Maraykanka.[7] Intaasi waxaa dheer, caasimadan iyo nawaaxigeeda waxaa lagu amaanaa oo dhowr jeer abaal marin lagu siiyay hoteelada ugu heerka sareeya caalamka, soo dhowaynta iyo marti-gelinta.[8][9][10][11]

Caasimada Las Fegas waxaa la aasaasay sanadkii 1905tii waxaana caasimad ahaan loo magacaabay 1911kii. Magaaladani waa mid ka mid ah caasimadaha ugu da'da yar wadanka Maraykanka ee la dhisay qarnigii 19aad. Guud ahan Las Fegas waa xarun ku caan ah filimaanta, barnaamijyada telefishanka, heesaha iyo khamaarka.

Deegaanka magaaladani wuxuu dhacaa bartamaha lamadegaanka ugu weyn gobolka Nevada.[12][13]







Dadka Ku DhaqanEdit

Bulshada Las Fegas 2010[14] 2000[15] 1990[16] 1970[16]
Dadka Cad 62.1% 69.9% 78.4% 87.6%
 —Non-Hispanic 47.9% 58.0% 72.1% 83.1%[17]
Madow ama Afrikaan 11.1% 10.4% 11.4% 11.2%
Hispanic ama Latino (dhamaantood) 31.5% 23.6% 12.5% 4.6%[17]
Asiyaan 6.1% 4.8% 3.6% 0.7%

Muuqaalka Las FegasEdit

Magaalooyinka MaraykankaEdit


Magaalooyinka Maraykanka  
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka  
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

TixraacEdit

  1. (3rd ed.). Merriam-Webster. p. 633. ISBN 9780877795469 http://books.google.com/books?id=Co_VIPIJerIC&pg=PA633.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . March 13, 2010 http://www.voanews.com/learningenglish/home/Words-and-Their-Stories-Nicknames-or-New-Orleans-and-Las-Vegas.html. Soo qaatay January 29, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Lovitt, Rob (December 15, 2009). http://www.msnbc.msn.com/id/34418386/ns/travel-seasonal_travel. Soo qaatay February 4, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. 4.0 4.1 . U.S. Census Bureau, American Factfinder http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay March 9, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . National Association of Counties http://www.naco.org/Counties/Pages/FindACounty.aspx. Soo qaatay June 7, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . U.S. Census Bureau, American Factfinder http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay March 9, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Jones, Charisse (August 21, 2013). http://www.usatoday.com/story/travel/destinations/2013/08/21/top-50-destinations-for-meeting-planners/2681695/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. Nancy Trejos, USA TODAY (January 17, 2014). Usatoday.com http://www.usatoday.com/story/dispatches/2014/01/17/aaa-five-diamond-hotels-restaurants/4496183. Soo qaatay January 10, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. . Hcareers.com http://www.hcareers.com/us/resourcecenter/tabid/306/articleid/1175/default.aspx. Soo qaatay January 10, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. (PDF). US Office of Travel and Tourism Industries, US Department of Commerce. May 2014 http://tinet.ita.doc.gov/outreachpages/download_data_table/2013_States_and_Cities.pdf. Soo qaatay December 14, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. http://www.travelandleisure.com/articles/worlds-most-visited-tourist-attractions/7. Soo qaatay January 10, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. Joe Schoenmann (February 3, 2010). http://www.lasvegassun.com/news/2010/feb/03/vegas-not-alone-wanting-vegas/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. Template:Cite press release
  14. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named census
  15. . United States Census Bureau http://factfinder.census.gov/faces/tableservices/jsf/pages/productview.xhtml?src=CF.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  16. 16.0 16.1 Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named census1
  17. 17.0 17.1 From 15% sample