Atlanta
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Atlanta, Joorjiya ee dalka Maraykanka.
Atlanta, Caasimada Atlanta (i/læntə/, sidoo kale
i/lænə/) waa caasimad iyo magaalo madaxda Gobolka Joorjiya ee wadanka Maraykanka. Magaalada Atlanta waxay leedahay shacabka ugu badan gobolka Joorjiya kuwaasi oo dhan 447,841 (tiro koobtii 2010ka). Marka lagu daro deegaanada ku hareersan ee hoosyimaada Atalanta waxaa ku dhaqan dad gaadhaya 5,522,942, taasi oo ka dhigeysa caasimad-weyne (metropolitan) sagaalaad ee dalka Maraykanka; waana xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee deegaankaasi.[12]
Atlanta, Joorjiya | |
---|---|
Caasimada Atlanta | |
![]() Ka soo biloow kor ilaa hoos bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer ee Atlanta, shaleemada Fox, Magaalo madaxda gobolka Joorjiya, Beerta Centennial Olympic, Albaabka Millenium, Deegaano taariikhi ah, biyoleyda Joorjiya, Sanabka Phoenix, iyo Farasmagaalaha Atlanta | |
Nickname(s): | |
Motto(s): Resurgens (micaneedu tahay dib u kac) | |
![]() Deegaanka caasimada ee Fulton County, sidoo kale Fulton County meesha u kaga yaalo gobolka Jorjiya | |
Wadanka | Maraykanka |
Maraykanka | Joorjiya |
Deegaanka | Fulton, DeKalb |
Terminus | 1837 |
Marthasville | 1843 |
Caasimada Atlanta | Diisamber 29, 1847 |
Dowlada | |
• Duqa-magaalada | Keisha Lance Bottoms |
• Dhismaha | Dowlada Hoose ee Atlanta |
Bedka | |
• Caasimad | 132.4 sq mi (343.0 km2) |
• Land | 131.8 sq mi (341.2 km2) |
• Water | 0.6 sq mi (1.8 km2) |
• Urban | 1,963 sq mi (5,080 km2) |
• Metro | 8,376 sq mi (21,690 km2) |
Joogga | 738 to 1,050 ft (225 to 320 m) |
Tirada dadka (2013) | |
• Caasimad | 447,841[7] |
• Cufnaanta dadka | 3,380/sq mi (1,306/km2) |
• Urban | 4,975,300 |
• Urban density | 2,540/sq mi (979/km2) |
• Metro | 5,522,942[6] (9th) |
• Metro density | 660/sq mi (255/km2) |
• CSA | 6,162,195[8] (11th) |
• Bulshada | Atlantan[9] |
Aag saacadeed | UTC-5 (EST) |
• Xagaa (DST) | UTC-4 (EDT) |
ZIP kodeka |
30060, 30301-30322, 30324-30334, 30336-30350, 30353 |
Furaha | 404/678/470 |
FIPS code | 13-04000[10] |
Astaanta GNIS | 0351615[11] |
Website | AtlantaGA.gov |
HordhacEdit
Atlanta waa fadhiga iyo saldhiga dowlada Fulton County in kastoo ay xoogaa ka gaadho dhinaca galbeed DeKalb County. Caasimada Atlanta waxay aasaasantay sanadkii 1837kii wakhtigaas oo ku beegan dhismihii tareenka dheer ee isku xidha bari iyo galbeed wadanka Maraykanka. Laakiin waxay si fiican u kortay oo balaadhatey wakhtigii Dagaalka Sokeeye ee Maraykanka, goortaasi oo ay noqotey goob ganacsi iyo xudun isku xidha dhinacyada iska soo horjeeday.
Magaalada Atlanta waa xarunta isku xidha isgaadhsiinta socdaalka ee gobolka koonfurbari Maraykanka; gaar ahaan xudunta iskuxidhka laymanka tareenada, socdaalka cirka ee diyaaradaha ayada oo leh gegada-diyaaradaha ee ugu mashquulka badan caalamka tan iyo sanadkii 1998kii, kaas oo lagu magacaabo "Hartsfield–Jackson Atlanta International Airport".[13][14][15][16]
Caasimada Atlanta waxaa lagu tiriyaa ineey tahay magaalo aad u heersareysa[17], ayadoo la sheegay ineey tahay magaalada 36aad ee ugu awooda badan aduunka, tan 8aad ee ugu heerka sareeysa Maraykanka dhexdiisa, iyo magaalo kaligeed maamusha dhaqaale dhan 270 bilyan dollarka Maraykanka.[18]
JuquraafiEdit
Xaga juquraafiga deegaanka, magaalada Atlanta waxay ku taalaa dhul fidsan oo leh buuro kooban oon aad u dhaadheerayn kuwaasi oo ku hareersan tahay dhir faro badan iyo haro biyo midaasi oo soo jiidatey xayawaan iyo shimbiro aad u faro badan.
Sanadkii 1996dii ayaa markii ugu horeeysay magaalada Atlanta waxaa lagu qabtey ciyaaraha Olympicga ee caalamiga ah.
Dadka Jinsiyad Ahaan | 2013[19] | 1990 | 1970 | 1940 |
---|---|---|---|---|
Dadka Madoow ama Afrikaan | 53.9% | 67.1% | 51.3% | 34.6% |
Dadka Cad | 41.8% | 31.0% | 48.4% | 65.4% |
—Ahayn-Hispanic | 37.1% | 30.3% | 47.3%[20] | lama oga |
Ka soo jeeda Aasiya | 4.3% | 0.9% | 0.1% | - |
Hispanic or Latino (nooc kasta leh) | 5.3% | 1.9% | 1.5% | lama oga |
MuuqaaloEdit
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
La Mataan ahEdit
Magaalada Atlanta waxay mataan la tahay 18 caasimadood oo ku kala yaala daafaha dunida.[21][22] Kuwaasi waxaa ka mid ah:
|
TixraacEdit
- ↑ http://nl.newsbank.com/nl-search/we/Archives?p_product=AT&p_theme=at&p_action=search&p_maxdocs=200&p_topdoc=1&p_text_direct-0=1215879443CB5810&p_field_direct-0=document_id&p_perpage=10&p_sort=YMD_date:D&s_trackval=GooglePM. Soo qaatay October 28, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "The service, dubbed the Atlanta Tourist Loop as a play on the city's 'ATL' nickname, will start April 29 downtown." "Buses to link tourist favorites" The Atlanta Journal-Constitution
- ↑ http://www.wsbtv.com/news/news/atlanta-may-no-longer-be-the-city-in-a-forest/nDLGr/. Soo qaatay October 28, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . November 23, 2011 http://clatl.com/atlanta/because-were-the-only-city-easily-identified-by-just-one-letter/Content?oid=4291994. Soo qaatay October 7, 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . p. 5 http://atlnewspapers.galileo.usg.edu/atlnewspapers/view?docId=news/ssw1891/ssw1891-0021.xml. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ United States Census Bureau. United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/tableservices/jsf/pages/productview.xhtml?src=bkmk. Soo qaatay July 10, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ United States Census Bureau. United States Census Bureau http://quickfacts.census.gov/qfd/states/13/1304000.html. Soo qaatay July 10, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ United States Census Bureau. United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/tableservices/jsf/pages/productview.xhtml?src=bkmk. Soo qaatay July 10, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ The term "Atlantans" is widely used by both local media and national media.
- ↑ . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay January 31, 2008. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . United States Geological Survey. October 25, 2007 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay January 31, 2008. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Politifact.com. June 28, 2011 http://www.politifact.com/georgia/statements/2011/jun/28/al-roker/whos-right-cities-lay-claim-civil-rights-cradle-ma/. Soo qaatay May 17, 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Hartsfield-Jackson Atlanta International Airport. December 2008 http://www.atlanta-airport.com/docs/Traffic/200812.pdf. Soo qaatay December 13, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . March 13, 2008 http://www.bizjournals.com/atlanta/stories/2008/03/10/daily44.html. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . AllBusiness.com https://web.archive.org/20090419091606/http://www.allbusiness.com:80/company-activities-management/company-locations-facilities/6399916-1.html. Waxaa laga kaydiyay the original 19 April 2009. Soo qaatay April 5, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Business.gov http://www.business.gov/states/georgia/local/atlanta.html. Soo qaatay April 5, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Lboro.ac.uk. January 13, 2014 http://www.lboro.ac.uk/gawc/world2012t.html. Soo qaatay January 25, 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Foreign Policy http://www.foreignpolicy.com/node/373401. Soo qaatay November 6, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . U.S. Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/tableservices/jsf/pages/productview.xhtml?pid=ACS_13_3YR_DP05&prodType=table. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ From 15% sample
- ↑ . City of Atlanta http://www.atlantaga.gov/index.aspx?page=645. Soo qaatay February 18, 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Sister Cities International https://web.archive.org/web/20140925010123/http://www.sister-cities.org/interactive-map/Atlanta,%20Georgia. Waxaa laga kaydiyay the original September 25, 2014. Soo qaatay May 28, 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.raanana.muni.il/English/Topics/My+City/Sister+Cities/. Soo qaatay March 24, 2010. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)