Rochester

Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Rojestar ee gobolka Minnesota, Maraykanka.

Rojester, Rochester waa magaalo ku taala gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka, iyo fadhiga dowlada degamada Olmsted County ee waqooyiga Minnesota. Magaalada Rojester waxay dhacdaa koonfurta Webiga Zumbro, waxaana ku dhaqan shacab gaadhaya 106,769 taasi oo ku salaysan tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka.[6]

Rojester, Minnesota
Caasimada Rochester
Roch night.JPG
Farasmagaalaha Rojester oo ka muuqato koonfurta Harta Silver
Flag of Rochester, Minnesota.svg
Flag
100px
Seal
Nickname(s): 

Caasimada Daawada,
Roch
Motto(s): 
"Caasimad Caalami ah, Adeeg Caalami ah"[1]
Olmsted County Minnesota Incorporated and Unincorporated areas Rochester Highlighted.svg
Meesha caasimada Rojester
kaga taalo Olmsted County, Minnesota
Wadanka Maraykanka
State Minnesota
County Degmada Olmsted
Wakhtiga la dhisay 1854
Dowlada
 • Duqa-magaalada Ardell Brede (I)
Bedka
 • Caasimad 141.80 km2 (54.75 sq mi)
 • Land 141.39 km2 (54.59 sq mi)
 • Water 0.41 km2 (0.16 sq mi)  0.29%
Joogga
401.4 m (1,030 ft)
Tirada dadka
 • Caasimad 106,769
 • Estimate 
(2014[4])
111,402
 • Rank US: 246aad
 • Cufnaanta dadka 755.1/km2 (1,955.8/sq mi)
 • Urban
107,677 (US: 288aad)
 • Metro
211,853[3] (US: List of Metropolitan Statistical Areas 205th)
Aag saacadeed UTC-6 (CST)
 • Xagaa (DST) UTC-5 (CDT)
ZIP kodhka
55901, 55902, 55903, 55904, 55906
Furaha Area code 507
FIPS Koodh 27-54880
Astaanta GNIS 0650180[5]
Website www.rochestermn.gov

Tiro-koob kale oo la sameeyay sanadkii 2014ka waxaa lagu ogaadey in shacabka Rojester aad u koreen kuwaasi oo gaadhay 111,402. Magaalada Rojester waa magaalada 3aad ee ugu dadka badan gobolka Minnesota, waxa ka horeeya kaliya Minneapolis, Saint Paul iyo Bloomington. Waxaana Rojester gaadhaa ilaa 211,853 shacab ah marka lagu daro nawaaxigeeda iyo degmooyinka hoos gala.[3]

TaariikhdaEdit

 
Dhismaha Haalka Caasimada ee qadiimiga ah

Magaalada Rojester waxaa rukunada loo taagay markii ugu horeeysay sanadkii 1855.[7] Wakhtigaasi ooy ka dhex aasaasantey deegaano u dhexeeya Saint Paul, Minnesota, iyo Dubuque, Iowa. Sanadkii 1860kii waxaa soo gaadhay magaalada Rojester wadada tareenka, taasi oo keentay tiro badan oo dad ah ineey soo dagaan magaalada. Sidoo kale waxaa wakhtigaasi timiday fursad ganacsi iyo dhaqaale soo jiitay dad badan.

Deegaanka magaaladan waxaa loogu magac daray magaalda Rochester, New York.[8]


Muuqaalka MagaaladaEdit

 
Muuqaalka farasmagaalaha magaalada Rojester, Minnesota


Faahfaahin Cimilada Rochester, Minnesota
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel daran °F (°C) 58
(14)
63
(17)
82
(28)
92
(33)
106
(41)
105
(41)
108
(42)
100
(38)
100
(38)
93
(34)
77
(25)
78
(26)
108
(42)
Kuleel aan darnayn °F (°C) 23
(−5)
28
(−2)
41
(5)
59
(15)
68
(20)
79
(26)
82
(28)
81
(27)
73
(23)
62
(17)
45
(7)
28
(−2)
55.8
(13.2)
Hoos udhaca kuleelka °F (°C) 3
(−16)
11
(−12)
20
(−7)
34
(1)
46
(8)
58
(14)
63
(17)
60
(16)
51
(11)
38
(3)
24
(−4)
10
(−12)
34.8
(1.6)
Hoos udhac qiyaas leh °F (°C) −42
(−41)
−35
(−37)
−31
(−35)
5
(−15)
20
(−7)
31
(−1)
40
(4)
32
(0)
22
(−6)
−6
(−21)
−24
(−31)
−39
(−39)
−42
(−41)
Roobka Faraha (mm) 0.78
(19.8)
0.81
(20.6)
1.8
(46)
2.8
(71)
3.4
(86)
4.1
(104)
4.2
(107)
3.9
(99)
3.1
(79)
2.0
(51)
1.7
(43)
1.0
(25)
29.4
(747)
Snowfall Faraha (cm) 10.1
(25.7)
7.9
(20.1)
9.6
(24.4)
4.0
(10.2)
0.5
(1.3)
0
(0)
0
(0)
0
(0)
0
(0)
0.7
(1.8)
5.8
(14.7)
10.7
(27.2)
48.8
(124)
Source: weatherbase.com[9]

Magaalooyinka MaraykankaEdit


Magaalooyinka Maraykanka  
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka  
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

TixraacEdit

  1. . City of Rochester Minnesota http://www.rochestermn.gov/default.aspx. Soo qaatay October 9, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. name="Gazetteer files"
  3. 3.0 3.1 . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2013/index.html. Soo qaatay 2014-06-09.  Maqan ama ebar |title= (caawin); Link dheeraad |publisher= (caawin)
  4. . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2013/SUB-EST2013-3.html. Soo qaatay 2014-06-09.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . United States Geological Survey. 2007-10-25 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay 2008-01-31.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/tableservices/jsf/pages/productview.xhtml?pid=DEC_10_PL_GCTPL2.ST13&prodType=table. Soo qaatay 27 April 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Upham, Warren. Minnesota Historical Society. p. 387 http://books.google.com/books?id=ShcLAAAAYAAJ&pg=PA387.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. . ePodunk http://www.epodunk.com/cgi-bin/genInfo.php?locIndex=21404. Soo qaatay October 9, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. . Canty & Associates, LLC http://www.weatherbase.com/weather/weather.php3?s=044627. Soo qaatay 2009-01-07.  Maqan ama ebar |title= (caawin)