Coordinates: 38°48′N 92°12′W / 38.8°N 92.2°W / 38.8; -92.2

Kani waa maqaal ku saabsan gobolka Arkansas, Maraykanka.
Boga "AR" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Arkansas (Listeni/ənsɔː/) waa gobol dhaca deegaanada koonfureed ee wadanka Maraykanka.[7][8] Magaca gobolkan waxaa laga keenay luuqada Siouan ee dadka asal ahaan loogu tegay deegaankaasi ee Quapaw.[9] Gobolka Arkansas wuxuu leeyahay deegaan kala duwan oo leh buuro, dhul joogiisu hooseeyo, keymo, dhul aad u daaq badan iyo meelo badan oo lamadegaan ah. Sidoo kale gobolku wuxuu leeyahay webiyo waawayn ooy ka mid yihiin Webiga Mississippi iyo Webiga Arkansas Delta.

Gobolka Arkansas
Flag of Arkansas Seal of Arkansas
Calan Astaan
Naaneys: Gobolka Dabiiciga (hada)
Dhulkii Fursada (wakhti hore)
Halkudhig: Regnat populus (Latino: Xukunka Dadka)
Heesta Gobolka: "Arkansas", "Arkansas (Waad igu weeyntahay)", "Oh, Arkansas" iyo "Socdaaga Arkansas"
Map of the United States with Arkansas highlighted
Map of the United States with Arkansas highlighted
Luuqada DowligaIngiriis
BulshoArkansan
Arkansawyer
[1]
Magaalo-madaxLittle Rock
Caasimada ugu weynMagaalo-madax
MetropolitanLittle Rock Metropolitan Area
DeegaankaBaaxada 29aad
 • Wadar53,179 sq mi
(137,733 km2)
 • Balac239 miles (385 km)
 • Dherer261 miles (420 km)
 • % biyo2.09
 • Lool33° 00′ N ilaa 36° 30′ N
 • Dhigo89° 39′ W ilaa 94° 37′ W
BulshadaHeerka Bulshada 32aad
 • Wadar2,966,369 (2014 qiyaas)[2]
 • Cufnaanta56.4/sq mi  (21.8/km2)
Tirada Dadka 34aad
 • Dhaqaalaha$40,531 (48aad)
Jooga
 • Barta ugu sareysaBuurta Magazine[3][4][lower-alpha 1][lower-alpha 2]
2,753 ft (839 m)
 • Dhexdhexaad650 ft  (200 m)
 • Barta ugu hooseysaWebiga Ouachita halka uu kaga darsamo Louisiana[4][lower-alpha 1]
55 ft (17 m)
Gobolnimada Ka HorDeegaanada Arkansas
La Midoobay WadankaJuun 15, 1836 (25aad)
BadhasaabkaAsa Hutchinson (Jamh)
Gudoomiyaha GobolkaTim Griffin (Jamh)
XeerdejintaGolaha Guud
 • Golaha GuurtidaGolaha Guurtida
 • Aqalka HooseAqalka Wakiilada
Xubnaha GuurtidaJohn Boozman (Jamh)
Tom Cotton (Jamh)
Aqalka Wakiilada4 Jamhuuri (diiwaan gashan)
Soonka WakhtigaCentral: UTC −6/−5
ISO 3166US-AR
Loo soo gaabiyaAR, Ark.
Websitewww.arkansas.gov


Gobolada Maraykanka

wax ka badal


Magaalooyinka Maraykanka  
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka  
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota
  1. Blevins 2009, p. 2.
  2. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named PopEstUS
  3. Template:Cite ngs
  4. 4.0 4.1 "Nuqul Archive". United States Geological Survey. Waxaa laga kaydiyay the original July 22, 2012. Soo qaatay October 21, 2011.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. . United States Geological Survey [[[:Template:GNIS 3]] [[:Template:GNIS 3]]] Hubi |url= value (caawin). Soo qaatay January 2, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin); URL–wikilink isku dhac (caawin)
  6. . United States Geological Survey [[[:Template:GNIS 3]] [[:Template:GNIS 3]]] Hubi |url= value (caawin). Soo qaatay January 2, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin); URL–wikilink isku dhac (caawin)
  7. Jones, Daniel (1997) English Pronouncing Dictionary, 15th ed. Cambridge University Press. ISBN 0-521-45272-4.
  8. (PDF). Geography Division, United States Census Bureau http://www.census.gov/geo/www/us_regdiv.pdf. Soo qaatay June 23, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. Lyon, Owen (Autumn 1950). 9. Arkansas Historical Association: 206–7.  Maqan ama ebar |title= (caawin)


Cite error: <ref> tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/> tag was found