Memfis, Tennessee

(Waxaa laga soo toosiyay Memphis)

Coordinates: 35°07′03″N 89°58′16″W / 35.11750°N 89.97111°W / 35.11750; -89.97111

Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Memphis, Tennessee, Maraykanka. Haku khaldin magaalada Memfis, Masar
Halkan waxaa laga soo toosiyay "Memphis" iyo "Memfis".

Memfis (ingiriis: Memphis; carabi: ممفيس) waa caasimad ku taala koonfurgalbeed ee gobolka Tennessee wadanka Maraykanka. Caasimadani waa saldhiga dowlada Degmada Shelby ee laga maamulo gobolka Tennessee. Caasimada Memfis waxay leedahay bulsho dhan 653,450 (sida lagu ogaaday tirokoob dowlada Maraykanku sameeysay sanadkii 2013ka), taasi oo Memfis ka dhigeysa caasimada ugu weyn gobolka Tennessee, deegaanda dhinaca ku haya Webiga Mississippi, mida sadexaad ee ugu baaxada weyn gobolka "Koonfurbari Maraykanka", iyo caasimada 23aad ee ugu wayn wadanka Maraykanka.

Memfis, Tennessee
Caasimada Memfis
Muuqaalka Caasimada Memfis
Flag
Nickname(s): 
Caasimada Kariyaha, Caasimada Webiga, Caasimada Buluuga, M, MEM, Meeshii ku dhashay fanka Rock iyo Roll, Caasimada BBQ ee Caalamka
Memfis, Tennessee is located in USA
Memfis, Tennessee
Memfis, Tennessee
Meesha kaga taalo wadanka Maraykanka
WadankaMaraykanka
GobolkaTennessee
DegmoShelby
La aasaasayMaayo 22, 1819
Dowlada HooseDiisember 19, 1826
Named forMemfis, Masar
Dowlada
 • Duqa-magaaladaA C Wharton (Xisbiga Dimuqraadiga)
Area
839.2 km2 (324.0 sq mi)
 • Land816.0 km2 (315.1 sq mi)
 • Water23.2 km2 (9.0 sq mi)
Joogga
103 m (337 ft)
Tirada dadka
 • Caasimad646,889
 • Estimate 
(2013)[2]
653,450
 • RankUS: 23aad
 • Cufnaanta dadka770/km2 (2,000/sq mi)
 • Urban
1,060,061 (US: 41aad)
 • Metro
1,341,746 (US: 41aad)
 • Bulshada
Memphian
Aag saacadeedUTC-6 (CST)
 • Xagaa (DST)UTC-5 (CDT)
ZIP Kode
FurahaArea code 901
FIPS kode47-48000[4]
Laamiyada
Interstate Spurs
U.S. Routes
Wadooyinka ugu waaweyn
BiyoleeyWebiga Mississippi, Webiga Wolf
Gaadiidka BulshadaMATA
WebsiteCity of Memphis

Caasimada Memfis iyo nawaaxigeeda metropolitan, midaasi oo lagu daro deegaano ka mid ah gobolada Arkansas, Mississippi iyo Tennessee, waxay leedahay bulsho aad u balaadhan oo dhan 1,316,100 (sida lagu sheegay tirokoob dowlada dhexe Maraykanku samaysan sanadkii 2010ka).[6] Tani waxay Memfis ka dhigeysaa caasimada ugu dadka badan gobolka Tennessee.

Waxaa intaas dheer, caasimada Memfis waa mida ugu da'da yar dhamaan magaalooyinka gobolka Tennessee, waxaana la aasaasay 1819kii ka dib markii dowlada Maraykanku qorsheeysay dhisitaanka caasimada.[7] Magaca magaaladan waxaa laga soo xigtey caasimad qadiimiga ah ee ku taala wadanka Masar ee la yidhaahdo Memfis, Masar. Shacabka ku dhaqan magaalada waxaa lagu magacaabaa Memfiyaan, waxayna aad caan uga tahay deegaanda "Badhtamaha Koonfuta Maraykanka".


Bulshada Memfis wax ka badal

Marka la tixraaco tirokoobt ay sameeyeen Ururka Bulshada Maraykanka sanadihii 2006da ilaa 2008, noocyada bulshada ku dhaqan caasimada Memfis waxay ka koobnaayeen sidan:

Sida lagu ogaadey tirokoobta sanadkii 2010ka waxaa Caasimada Memfis ku dhaqnaa 652,078 dad ah iyo 245,836 aqal.[8] Deegaanada sida ay dadku ugu dhaqan yihiin waxaa lagu sheegay 2,327.4 qof halkii kilomitir (898.6/km2). Taasi oo lagu sharaxo in 271,552 aqal degan yihiin 972.2 sq mi (375.4/km2). Bulshada ku dhaqan magaalada Memfis waxaa ugu badan Dadka Madoow oo noqonaya ilaa 63.33%, waxaa ku xiga Dadka Cad 29.39%;[9] tiro yar oo Aasiyaan ah oo u dhiganta 1.46%, tiro gaadhaysa 1.57% Dadka Asalka loogu yimid Maraykanka. Waxa magaalad ku dhaqan tiro aad u yar oo ka soo jeeda gasiiradaha Hawaii iyo gasiiradaha Baasifiga iyo tiro aad u kooban oo Latino ah.



Magaalooyinka Maraykanka wax ka badal


Magaalooyinka Maraykanka  
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka  
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac wax ka badal

  1. {{cite web|title=American FactFinder|url=http://factfinder2.census.gov/faces/nav/jsf/pages/index.xhtml%7Cpublisher=[[United States Census Bureau|accessdate=October 3, 2014}}
  2. . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2013/SUB-EST2013-3.html. Soo qaatay October 3, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . USPS http://zip4.usps.com/zip4/citytown.jsp. Soo qaatay October 3, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay January 31, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . United States Geological Survey. October 25, 2007 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay January 31, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . U.S. Census Bureau, American FactFinder 2 http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay August 16, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Brown, Theodore. http://tennesseeencyclopedia.net/entry.php?rec=1029. Soo qaatay May 11, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original February 7, 2015. Soo qaatay April 30, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  9. . U.S. Census Bureau http://www.census.gov/population/www/documentation/twps0076/twps0076.html. Soo qaatay April 16, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)