Dowlad (Af Ingiriis : state, government; Af Carabi : ar‎) waa koox dad ah oo isu tagay oo dhaqdhaqaaqooda ku samaynaya hal meel ama hal gobol juquraafi ahaan hal meel wada dagan ama wada wadaaga oo wada hoostaga hal xukun oo ka jira goobtaas ay kunoolyihiin oo leh kala sarayn iyo maamul sidaas ayay dawlad ku yihiin dawladu waxa ay samaysaa dhaqdhaqaaq, siyaas, dhaqale, iyo mid ijtimaaci ah taas oo loola jeedo hagaajinta horumarinta mujtamaca goobtaas wada dagan caalamkuna waxa uu u qaybsamaan koox dawlada ah oo meel wada dagan. in kasta oo ay kala duwanyihiin afkaartooda iyo nidaamada ka jiraa.

Hordhac

Nooc kasta oo maamul ah ama xukuumada waxa ay leedahay ra'iisul wasaare kaas oo ah kan ugu sareeya golaha fulinta. hadaba sidee bay ku yimaadaan golaha fulinta yaase soo doorta. marka gole wsaiiro lasamaynayo soomaaliya ahaan waxaa marka hore lamagacaaba ra'iisul wasaare ka dibna ra'iiska isagaa ayaa soo magacaaba golaha fulinta goalaha fulintu waa gole ka koobnaado habda sida uu kusoo magacaabo ra'iisul wasaaraha magcaabistana waxa uu wada tashiyo badan kala sameeyaa xubnaha ugu sarsareeya dawlada sida madaxweynaha, gudoomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaanada qaar waxaana ugu dambeyn lagu dhawaaqaa golaha lasameeyey shaqooyin badan ayey qabtaan.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  • "The Executive Branch". The White House. Retrieved 4 July 2015.
  • "Executive Branch of Government in Canada". Parliament of Canada. Retrieved 4 July 2015.

Tixraac