Suugaan


Qaybaha suugaanta
MaansoHal-XiraaleRiwaayad

MaahmaahOraahSheeko

Qalabka
Buugaag
Habka
Gabay
Maqaal
Eeg sidoo kale
Suugaanta soomaalida

suugaantu waa mid kamida tacbiir bixinta insaanka oo ay kamidyihiin caadifad afkaar shaqsi iyo arimo badan oo isku guda jira. suugaantu waxa ay ka koobantahay sida alfaada gabayada iyo samaynta heeso qorista buugaagta qofka suugaanta ku shaqada leh waxa lagu magacaabaa suugaan yahan

Taariikhda fanka iyo suugaanta. wax ka badal

taariikhda Rag curiyey wax ka mid ahaa cali gurey dishishe sayid mhed cble Hassan shafi faisal axmed xasan Ragna way qoraan dadweynuhuna wuu ku camal falaa, inkasa too dhulka kala duwan ee ay ku nool yihiin dadka xoolaha, beeraha iyo xeebaha ay lahaayeen heeso uu gaar ah. Hadana waxa ka jiray magaalada Saylac ama Awdal oo ay caan ku ahayd heesho ay ku jiraan loqaddo fara badan oo kala duduwan. Ttaasi waxay ku tusaysa xadaarada fug ee Saylac. waar hussein wxani waan been ee iska daa meelkale isticmaal.Link saxib Soomaligi baa sii dabar goayee maxan samena wayahe. Kadib marki Boortaqiisku burburiyey magaalooyinki ku teedsana ama ku yaalay xeebaha bada cas kuna daciifiyey islaamki waa waqtigi 1500. Hadaba Saylac waxay ka mid ahayd magaalooyinki uu burburiyey Boortaqiisku marka dadki waxay uu durkeen xaga bariga si cad waxa uu camirmay Berbera, Jigjiga, Odweyne, Ceerigaabo. Waxay dhashay inay abuurmaan magaalooyinka Burco iyo Borame iyo Hargeysa. Waxay lahayeen heeso isku xidhah. Sidaasi bay ku noqotay Hargeysi hooyada fanka iyo suugaanta.

Waxaan ka dhagaystay sanadki 2005 Idaacada Raadiyow Hargeysa warays lala yeeshay Alla haw naxariiste Yuusuf Xaaji Adan si weyn buu uga waramay taariikhdi tacliinta iyo suugaanta Somaliland. Waxaan ka faa'iiday maalinta inoo curiyey heesti la odhan jiray Somaliyey tooso. Taas oo dad badani sheegteen. Waxaan kalo ka ogaaday inoo sameeyey sowdki raaxeeye Alla haw naxariiste Xasan Adan Halac.

Hadaba dhawaan waxa laga sii daayey TV-ga ETN inoo heesta Somaaliyey toos tiriyey Cali Mirre. Markaa fadlan waxaan ka codsanaya kaydka Raadiyow Hargeysa inay mar labaad ku ceeliyaan waraysiggi Yuusuf Xaaji Adan. Waxaana loo baahan yahay inla qoro murtida iyo suugaanta. Bal maanta aan wax yar ka sheego inta aan ka aqaano: Magaca abwaanka heesta uu curiyey ....

qaar kamida suugaanyahanda wax ka badal

somaliyeed

  • - = Somaliyey toos.
  • - Ismaciil cagaf = Marsin geel ka cabaaya, wuu ina kala raray.
  • - Saxardiid jabiye = Wixi ila garadow gobanimo ha toorina, hasheena maandeeq.
  • - Xasan Adan Halac = Raaxeeye, Jalaaliyo.
  • - Axmed Suleeman Bide = Sida geed caleenlo, soo noqnoqosho.
  • - Cali Sugule = Hawdka dooliyo faafan, waaba baryey, kowaan ka hadha.
  • - Xusein Aw Faarax = Dhirta xididka hoosa, amaanada Ilaahay.
  • - Cismaan Adan Askari = Naaf dhalad, warqadahaan.
  • - Cabdi Adan Qays = aduunyo, ubaxi baxayoy, soo jiidh wanaaga, akhiro.
  • - Maxamed Ibrahim Hadrawi = Hooyo, Cajabeey,Suleekha.
  • - Maxamed Cumer Huryo = Indha deeralay, bada caashaq.
  • - Faysal Cumer mushteeg = Subcis, rifduun, lacag, hadardari carada.
  • - Xusein Jaamac ( Xaaji Gujis) = Gaasira, gobaad, hawenka uu samir.
  • - Xasan Xaaji Cabdillahi ( Xasan-Ganay ) = Sayla, diimis, waayaha, geediga.
  • - Maxamed Adan - Dacar = Shacni iyo wanaag, kalay raaski ii raac.
  • - Cabdi Iidaan = Casaan midabka dhiinka ah, xurmo daran, Diiggaa, Jacayl Biri ma goyo, Hadaan baaadad leeyahay
  • - Maxamud Cabdillahi - Sangob = Sabaalo, Llix kun iyo lix boqol.
  • - Cali Suleeman Bide = Balan baalis, Galbis, saylaha libaaxo.
  • - Dheeg = Dad nimada aqoonso, caawo waxa leh.
  • - Xasan = Saxar qaada fooraha, gododle, darmaantaan jeclaayey, shacbant.
  • - Cabdi Cali Wayd = wehelkay, wadnahayga dhiiga, haygo dilin.
  • - Xasan Sh Muumin = Shimbirayo heesa, waa qaali malabku.babayggi jamamiyo.
  • - Ibrahim Gadhle = Dadka hayska weyneyn, maxa dayr cadgeeloo.
  • - Cabdiraxmaan Xasan = Rafiiq, dhexdeena, guudlow libaaxiyo.
  • - Sulub = Daaroraha hilaaciyo, qaysiyo cilmo dilay.
  • - Yusuf Shukri = Somaliland dadkayga Somaliland dalkayga.
  • - Axmed Aw Geedi = Sumalow darbane, labaddi, Alla waa xojoy.
  • - Kayd = gobay liico ha jabin.
  • - Xayd = (qadar) geel dhalay ku maale.
  • - Cabdillahi yare = Laan dheer.
  • - Baashe = Horta ayey isku keen diray.
  • - Maxamed Suleman = Malyuun hibo la siista.
  • - abwaan axmed abshir dhoore daljir
  • - Abwaan Khadar Cali Warsame (Shaah)= Raali noqo naftaydaay, Riyo, Guul Alle, Xamda.

Hadaba Maanta inta yar iga hooya cidi aqoon fiican uu leh kaydka suugaanta waxaan jecelahay inayno ka faa'iidno nabad gelyo.








Hunguri calaf baa xukuma
Hantina dhaqan baa shushuba
Dadkana hiddihiisa guud
Wixii la hayaa dhexyaal
Xaq iyo u-hal-buuxintiisa
Habboonkiyo waalid tiisa
Hilbiyo ku-arooriddooda
Siduu uga hawl yaraysto
Halmaan laga yeeli maayo
Hawiyo tumashoy dhashayda
Ka daa gacan-haadiskaaga
Barbaar hanaqaad ku leexday
Duciyo habaar qaadan waayey
Cir iyo heeguu noqdaa
Hadhaysa dhul aan aqoone
Hoygii madhan wiilashiisa
Haween dumar baa ka sheegta
Hablaha kacaybaa u yeedha
Haldhaa jecel baa u qaybsan
Inaan hadlo maan sugaynin
Baxnaanana maan horjoogsan
Hubsiinana maan illaawin
Hoggeediyo xaajadayda
Dareenka haloosigiisa
Hu'giisa inaan ka qaado
Hayaanka fogaaday baa leh
Markaan cidla hiil ka waayey
Naftayda halaanhalkeeda
Waxaan huri waayey sheego
Haantii lulatay dhegayso
Hoobaanta agtaada taalla
Hadhiinadu baadi weeye
Hashii korisaa u ciillan
Qofaad halab-saariddiisa
Daryeelka horseedadiisa
Dedaallada heensihiisa
Habeenna ka seexan weydey
Ku meel maray heegantaada
Markuu hagar kuu banneeyo
Dharaar ku haleeli waayo
Hortaada waxaa yimaadda
Sidaad ugu heellanayde
Harraad iyo waa kalkiise
Hillaac baxayow dhegayso
Siday talo kaaga hoostay
Calooshu intay ku hoysey
Hiyigu ku baxnaaninaayey
Horraadka intaad jaqaysey
Dhabtaydu intay ku haysey
Intaad huwanayd taftayda
Hobeeya hobey hobeyda
Intaan dusha kuugu heesay
Intaan hanad kuugu yeedhay
Hawraaraha kugu ammaanay
Intaan hubin kuu xambaaray
Dartaa u hoggaansanaaday
Hadhuubada aan ku siiyey
Habniin adigoo ku diidey
Intaan hambo kuu daboolay
Hammuun iyo gaajo qaatay
Adoo haqab-beel ku seexday
Intaan hurdo kuu illaaway
Ilaashay hareerahaaga
Hungaa i xasuusinaysa
Hayaydana meel shishaa leh
Hilowga naftaa aloosan
Kashaa hinqanaysa goorba
Hankaa i waraysanaaya
Tolow hebel mee ku foogan
Aniyo hirashaa is weyney
Higsiga noloshaa adkaaday
Adduun iyo haybsigiisa
Hangool li'idaan ku daayey
Waxaan ku hagaagi waayey
Dhankaad ku hagaagsanayde
Adoo ka hanweyn xaggayga
Qof kuugu hanweyn dantiisa
Ciddaad ku hallaysay mooyi!
Halyeynnimadaada sheelan
Habawgiyo dhiirrintiisa
Ayaan halis kuu tusayne
Intaan kugu hawlo-daaley
Intaan kugu hoodo-sheegtay
Intaan hebla' kuugu faanay
Hilaado fog bay lahayde
Inaan hafarkaaga qaato
Sidaad ku heshaa da' weyne
Adiyo habigaaga mooyi!
Habaaska inaad cantuugto
Adoo hanadaan ka dooratay
Xaggayga hibaan ku saaray
Anigu ku habaari maayo
Huqbaase ku raadinaysa
Hibaaq xalan maad ahayne
Hufnaanta dhibtii abuurtay
Inaanay hadhayn yiqiinso!
Hawaala adduun rabbaa og
Dadkuna kala hoodo weeye
Haddeer iyo tii haddeer
Hadhow iyo tii hadhow
Hoosiyo sare tii ku raacda
Anuunbaa hooyadaaya.

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

 
Aar Maanta

Linkiyo Banaanka wax ka badal

Axmadoow ga,adii gabay watanan tirin tan yo gordhere wax ka badal

*ina aaan gor fayn wayana lamood gabayga suuganta wax ka badal

*Aaan bal giijo maantoo kaluuu igud boon yahayeee wax ka badal

*goortaaana cilmigaan raba inaan idin ku giijaaye wax ka badal

*war waa gagi barwaaqa oo nabadu ay giigto wax ka badal

*oo gaydho iyo caday gabax lagu ilaaleeyo wax ka badal

*Aad migii gar waaqsadaan cidina gaarayne.                  1 wax ka badal

*Aduun yadaan gidoon tayoo horumarka gaaraysa wax ka badal

*goobtaa waxay ku gaareen ogoow aqoonta weeyaane wax ka badal

*Gantaalahan quwada wayn yeeshayo islaam lagu garacaayo wax ka badal

*cilma lagu gorfeyayo gibilalo yelay wax ka badal

*Aadmigii garwaq sadaan cidina garayne wax ka badal

*gunta hadal kaygana hadan idin yar garsiiyo wax ka badal

*garashiyo aqoonbaa aduun lagugar qadaye wax ka badal

*jaahilnimo inay guntahaan idin gar waaq siiyay wax ka badal

Kala xariir

Email.warabexinka11@gmail.com