Hees waa hiddo ee ereyo murtiyeeysan oo qof ku dhawaaqayo isla markaana muusig la socdo. Hees waa cod ereyo la isku habeeyay oo hal qof in ka badan kaga dhawaajinayaan taas oo ka duwan hadalka.

Édith Piaf(1962).

Heestu way ka duwan tahay gabayga, geeraarka iyo buraan-burka sababtoo ah muusig ayaa heesaha la socda. hees badana waxaa laga tiriya godka "jiiftada".heesta waxaa loo qaybiyaa labo qaybood oo kala ah Heeso hawleed iyo heeso ciyaareed. Maxamed Indho.

Heesaha diinta Muusika Caabudaadda, heeso la isticmaalo marka Ilaahay[1]

  1. Muusika Caabudaadda