Mataan wax ka badal

Mataan (Ingiriis: Twin) waa labo qof, sheey, walax ama wax kasta oo isku eeg ama iskuba mid ah oo sida lagu kala garto adag tahay.

Sidoo kale, ereyga Mataan waxaa loo isticmaalaa marka labo shey (thing) la isku xidho ama la isku soo dhoweeyo.