Shimbir (Template:Lang-yen; Af Carabi : ar‎) waa xayawaan ama noole awooda inay duulaan ayagoo adeegsanaya baallahooda. Qaarkood duulimaadkooda wuu dheeryahay, qaarna wuu kooban yahay. Shimbiraha way badan yihiin wayna kala duwan yihiin. Qaarkood wey wayn yihiin, qaarkoodna way yar yihiin. Qaarkood wey dheereyaan oo xawaare sare ayay ku duulaan, qaarna way soo gaabiyaan oo xawaare yar ayay ku duulaan. Shimbirta waxee leedahay Gafuur dhuuban iyo indho yar yar.

Shimbiraha

shimbiruhu waa noolayaal aad u fiican

Shimbiraha waxaa ka mid ah. wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal