Open main menu
Atoore

Atoore (Af-Ingiriis: actor; Af-Carabi: ممثل; Atariisho oo ah dhediga jilayaasha) waa qof jilaa ah, kaasi oo inta ugu badan qeyb ka ah filim, ruwaayad, ciyaar, ama nooc kale oo madadaalo ah. Atooruhu waa qof matalaya qof kale asagoo raacaya sheeko diyaarsan. Jilayaasha dumarka ah waxaa loo yaqaana Atariisho.

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: