Bahabar cabdale
The Bahabar cabdale (Somali: Cabdalle Makahiil), also known as Makahiil, is a northern Somali clan, a sub-division of the Makahiil sub-clan of the Gadabuursi clan family.
Meelaha ay ku badan yihiin |
---|
Soomaaliya Itoobiya Jabuuti |
Luqada |
Diinta |
Islam |
Dadka ay dhalyo wadagaan |
Other Gadabuursi clans, and Makaahiil (clan)| clans such as Reer Nuur, Makayl-Dheere, Jibriil Yoonis, Habarcafaan, Xeebjire |
History
wax ka badalOmar Osman Rabeh was raised under the French colonial rule and started his struggle against the French at an early age.[1] He was a Somali politician and a pan-Somalist , he joined the "Parti Du Mouvement Populaire (PMP)" in 1960.[2]
Accused of having participated in an assassination attempt against the French appointed Prime Minister, Ali Aref Bourhan on 6 May 1968, he was sentenced to death on 27 May 1968. Although on 27 November 1968 his execution sentence was commuted to life imprisonment. He was transferred in December 1968 to the "Centre de détention de Muret" in Haute-Garonne, in the region of Occitanie. in France.[2]
After spending 7 years in the "Centre de détention de Muret" , the French jail, he was later traded for the French Ambassador to Somalia, John Gueury who was kidnapped by the "Front de libération de la Côte des Somalis" (FLCS), the French Somali Coast Liberation Front. While in jail, he achieved a PhD degree in philosophy from the University of Toulouse in 1979.[3]
Later on he moved to Djibouti, and became the director of the "l'École normale" in 1980. He also partook in the training of the "Parti Populaire Djiboutien" (PPD) in 1981, then moved to Somalia in 1982. Eventually he moved to France and then Canada. He published his autobiography, Le Cercle et la spirale in 1984, shortly after he was stripped of his Djiboutian citizenship.
He returned to Djibouti in the 2000s, where he became a presidential adviser and head of the research center "de l'institut de géopolitique au Centre d'études et de recherche de Djibouti" (CERD).[4]
He devoted his time to seeking Somali unity and to educate young Somalis, in Ottawa, Canada he founded "L'ecole Ibn Battouta", a French Immersion Islamic school. The school is considered to be one of the best and serves the Muslim community. Omar Osman Rabe also authored many books and articles on Somali culture, psychology and nationalism.
His wife recounts in a series of videos posted on YouTube on October 24, 2019 how Ismail Omar Guelleh treated him in the last moments of his life. She says that Rabeh had requested that the 7 years he spent in prison in France be taken into account in his retirement pension. He received a dismissal.
Feeling tired and sick, he requested that he be evacuated out of the country. Having received no response despite occupying the position of presidential adviser and despite sending several requests for an audience with acknowledgment of receipt, he left for Cairo for treatment. During his convalescence in Cairo, his salary was suspended.
After his death, emissaries on the orders of Ismail Omar Guelleh coming in turn from the Somalia embassy in Egypt, the Djibouti embassy, Somali personalities in Egypt and even his wife's own family took turns to pressure her to organize the funeral in Djibouti dangling her a state funeral. When the body arrived at Djibouti airport, orders from Ismail Omar Guelleh came to hide it from the public eye and avoid crowds. Rabeh was buried on the sly in the greatest secrecy at the PK12 cemetery. No tribute or announcement of his death was made by the authorities in the media.
Bahabar Cabdale waxa loo kala qaybiyaa Bahabar cabdale bari[5] iyo bahabar cabdale galbeed oo kala Ah labadii wiil ee uu kala dhalay odaygii cabdale makahiil oo kala ahaa {Reer Wayd} iyo {Reer Kamas } oo kala daga itoobiya iyo somaliland.
Beesha Bahabar Cabdale[6] waxa ka dhashay sheekha umada soomaaliyed sheekh ali jawhar[7] { Sheekh Cabdillaahi Sheekh cali jawhar } waxa uu ku dhashay waqooyiga gabiley 1890 ; waa fucaadii bud-dhiga u aheyd samato-bixinta Qaranimada Somaliland iyo nabadeynta beelihii walaalaha ahaa ee wada daganaa, Sheekhu waxa uu hormuud ka ahaa gudidii dhaqanka ee shirkii Boorama lagu qabtay harawa[8] sanadii 1993kii waa goobtii lagu aqbalay Somaliland loo guna dhawaaqay dawlad somaliland laguna sameeyey calanka somaliland.
Overview
wax ka badal- The Bahabar Cabdale are one of the biggest sub-clans of the Gadabuursi clan family. Historically, they occupied the buffer zone between the Gadabuursi and Isse And Isaaq tribes. political affairs, the Bahabar cabdale would be counted as one separate branch, on equal standing with the Habar Afan, Mahad 'Ase , and the Jibril Yonis sub groups of the Gadabuursi family .
Distribution
wax ka badal- Beeshu waxay dagtaaa deeganada :SOMALILAND = • Gabiley ( G. Marodijeex ) • borama (G. Awdal ) • wajaale ( G. Marodijeex • qodax ( G. Marodijeex • saaray ( G. Marodijeex itoobiya = •Arabi, Ethiopia ( biyo kulul )(Gogti)
Geed Qabiil iyo Nasab
wax ka badalBeesha Bahabar Cabdale waxay ka soo jeedaan Makaahiil iyada oo loo marayo Gadabuursi. Abtirsiinta ayaa ku hoos qoran.
- Gadabuursi
- Habar Makaduur (Makadoor)
- Makaahiil
- Cabdalle Makahiil
- Wayd Cabdalle
- Kamas Cabdalle
- Ergid Cabdalle
- Coofle Cabdalle
- Cabdalle Makahiil
- Makaahiil
- Wayd
- Muuse Wayd
- Xasan Wayd
- Muuse Wayd
- Jibriil Mouse
- Aden Mouse
- Cigaal Mouse
- Jibriil Mouse
- Maxamud Jibriil
- Caraale Jibriil (Reer Caraale)
- Xasan Jibriil (Cali Xasan)
- Jibriil Mouse
- Maxamud Jibriil
- Reer Buraale
- Reer Samatar
- Geedi Maxamud
- Maxamud Jibriil
- Reer Buraale
- Faarax Buraale
- Mulac Buraale_Bah Dharo
- Qaadun Buraale
- Geedi Qaadun
- Obsiiye Qaadun
- Fure Qaadun
- Gadiid Buraale
- Albaane Burale_Bah Dharo
- Murux Buraale
- Reer Buraale
- Reer Samatar
- Ugaadh Samatar
- Faarax Samatar
- Reer Samatar
- Geedi Maxamuud
- Xareed Geedi
- Geedi Maxamuud
- Aden Jibriil
- cali Sahal
- Reer Odowaa (Reer Faarax Cigaal)
- Aden Jibriil
- Cali Sahal
- Reer Rooble
- HooDheer
- Reer Xirsi
- Reer Bahdoon
- Cagafidhif
- Cali Sahal
- Reer Faarax Cigaal
- Geele Faarax
- Lo,doon Faarax
- Reer Faarax Cigaal
- Cigaal Mouse
- madax Xanshar
- Bayle Cigaal
- Cigaal Mouse
- Xasan Wayd
- Geedi Xasan
- Sahal Xasan
- Cali Xasan
- Liiban Xasan
- Geedi Xasan
- Reer Warsame
- Reer Samatar
- Reer Buux
- Reer Jibriil
- Reer Ceelabe
- Reer Khadar
- Reer Warfa
- Reer Xirsi
- Cali Xasan
- Sahal Xasan
- Reer Cismaan
- Reer Yousuf
- Reer Faahiye
- Reer Maxamud
- Sahal Xasan
- Liiban Xasan
- Reer Rooble
- Reer Hanteen
- Reer Raage
- Reer Jaamac
- Reer Ahmed
- Liiban Xasan
Tirooyin caan ah oo saameyn ku leh
wax ka badal- prof Ali omer barre (ali maraykan)
- sheikh Abdilahi sheikh ali jowhar
- safiyo mohamed dahir
- Safiyo Tusmo
- Mukhtar Ali Aden
References
wax ka badal- ↑ . 14 June 2013 http://www.wardheernews.com/dr-omar-osman-rabeh-a-somali-hero-in-a-nation-lacking-heroes/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 2.0 2.1 Alwan, Daoud Aboubaker; Mibrathu, Yohanis (1 January 2000). Scarecrow Press. ISBN 9780810838734 https://books.google.com/books?id=b9drQ9YeLxcC&q=dictionary+of+djibouti. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Voir le site du SUDOC. Archived 28 Jannaayo 2017 at the Wayback Machine
- ↑ www.cerd.dj http://www.cerd.dj/. Soo qaatay 2022-03-12. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Bariga somaliland
- ↑ https://arcadia.sba.uniroma3.it/bitstream/2307/4913/1/The%20Galla%20in%20northern%20Somaliland.pdf
- ↑ Shakhsiyaadka Caanka ah ee samaroon Sida ku xusan taariikhda, beesha Samaroonka waxaa ka dhashay tiro badan oo geesiyo, dagaalyahano, siyaasiyiin, hogaamiyayaal, aqoonyahano, indheergarad, culimo diin, gabayaa, fanaaniin heesaa iyo madax kale oo caan ka dhex ah shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan dunida oo dhan. Dadkaasi aan soo sheegnay waxaa ka mid ah: Muuse rabiile* good oo ahaa shakhsigi keenay gobalka Awdal in uu noqdo gobol Ato Xuseen Ismaciil, Somali ugu horeysay wasiir, safiir , gudoomiye iyo badhasaab ka mid noqday dalka Itoobiya Imaam Axmed Guray dagaalyahan iyo hogaamiye Saldanadii Cadal Raage Ugaas oo ahaa gabayaa caan ah oo ka tirsanaa qoyska boqortooyada ee Ugaasyada Rooble Afdeeb oo ahaa geesi iyo dagaalyahan wakhtiyo hore aha Ugaas Nuur Ugaas Rooble hogaamiye boqortooyadii Ugaasyada Gadabuursiga Suldaan_ibrahim_jama_samater* oo ahaa Suldaan ka mid ah Salaadiinta gadbuursi kuwooga ugu magac dheer leh Daahir Rayaale Kaahin oo ahaa madaxweynihii 3aad ahna aabaha dimuqraadiyada Somaliland. Cabdi Xasan Buuni oo ahaa ra'iisal-wasaare-ku-xigeenkii labaad ee dowladii Aadan Cade sanadkii 1960meeyihii, wakhti ka dib na ahaa wasiirka labada Gole ee Somaliland Jeneraal Xuseen Jodhob oo ahaa hogaanka Ciidamada Asaluunta Somaliland iyo ku-xigeenka Ciidamada Asluubta ee dowladii Jaale Siyaad Bare ee Soomaaliya Cabdiraxmaan aw cali faarax, madax wayne ku xigeen kii ugu horeeyey Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, madaxweyne ku-xigeenka dawladda Somaliland Sheekh Muuse Jaamac Goodaad, suldaan iyo xubin ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland Jeneraal Yuusuf Tallan Cali, hogaamiye ciidanka Xooga Soomaliya Jaamac Saylici, hogaamiye xisbi mucaaradka iyo siyaasi Jabuuti Xaaji Jibriil Jilane oo ahaa siyaasigii ugu muhiim sanaa ee Faransiisku ku dileen Jabuuti Ismaaciil Cabdilaahi Suge "Sowtal-carab" oo ka mid ahaa hogaamiyayaashi u dagaalamay xornimada dalka Jabuuti Cabdi Deeq Cabdi Sinimo oo ahaa aabaha fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, kaasi oo sameeyay heesihii ugu horeeyay ee muusig leh ee af-Soomaali lagu qaado. Khaddiija Ciye Dharaar oo lagu naanaysi jirey “Khaddiija Balwo” oo ahayd hooyada balwada iyo aasaaska fanka Soomaaliyeed, waana qoftii dumar ah ee heesta tii ugu horeysay. Xasan Sheekh Mumin, abwaan, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed Professor Axmed Ismaciil Samatar oo lagu tiriyo dadka ugu aqoonta sareeya ee Soomaalida. iyo walaalki Abdi ismail samater oo isna la shahaado ah isga Professor Cabdi Ismaaciil Samatar Prof. Saleebaan Axmed Guuleed - Gudomiyaha Jaamacada Camuud ee ku taala magaalada Borama Ahmed Wali Furinle - Muusikayste caan ka ah Geeeska Afrika Samaroon Cumar Geedi, aqoonyahanki qoray buugga ""Magacda iyo Muqaalka Kalluunka""
- ↑ Meeshi lagu qabtay shirkii ku dhawaaqida Somaliland