Carta waa magaalo ku taalo koonfurta bari ee dalka Jabuuti. waxaa degan dad gaaraayo ilaa 11,043 oo qof.

Carta

Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Djibouti" does not exist.

Dhacdaa: 11°31′N 42°50′E / 11.517°N 42.833°E / 11.517; 42.833Isuduwe: 11°31′N 42°50′E / 11.517°N 42.833°E / 11.517; 42.833
Gobol Gobolka Carta
Baaxadda
 • Dhul 2 km2 (0.8 sq mi)
Joogga 755 m (2,477 ft)
Tirada dadka (2015)
 • Guud ahaan 11,043
Saacad EAT (UTC+3)
 • Xagaa (DST) 3+ (UTC)

TaariikhdaEdit

Sanadkii 1963, wakiillo ka kala socday labada jinsiyadood ee Jabuuti, Cafar iyo Ciise, waxay sameeyeen "Baaqa Carta", oo ay ku cadeeyeen wadashaqeyn ka dhan ah ilaalinta Faransiiska. Waxay ka doodeen saameynta wadamada deriska ah ee madaxbannaan ee Itoobiya iyo Soomaaliya iyo ka hor imaanaya mid ka mid ah wadamadaas. Carta waa magaalada lagu qabto shirarka nabada Soomaaliya.

Cimilada CartaEdit

Faahfaahin Cimilada Carta
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 25.9
(78.7)
26.2
(79.2)
26.9
(80.4)
28.1
(82.6)
29.3
(84.8)
33.4
(92.2)
36.2
(97.1)
35.7
(96.2)
31.7
(89.0)
27.6
(81.6)
26.7
(80.0)
26.3
(79.4)
29.50
(85.10)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 15.1
(59.2)
16.9
(62.5)
18.2
(64.8)
19.8
(67.7)
21.4
(70.6)
23.7
(74.7)
25.6
(78.0)
25.1
(77.1)
23.3
(74.0)
20.1
(68.1)
17.6
(63.6)
15.3
(59.6)
20.18
(68.33)
Roobka mm (Faraha) 30
(1.18)
27
(1.06)
26
(1.02)
30
(1.18)
16
(0.63)
1
(0.04)
9
(0.35)
20
(0.79)
10
(0.39)
12
(0.47)
43
(1.69)
12
(0.47)
236
(9.29)
Source: Climate-Data.org, altitude: 755m[1]
  1. "Climate: Arta - Climate graph, Temperature graph, Climate table". Climate-Data.org. Retrieved 25 September 2013.