Gobolka Carta

Gobolka Carta waa mid ka mid ah lixda gobol ee Jabuuti. Waxay ku taallaa koonfurta-bartamaha dalka, oo xuduud la leh Gobolka Tajuura ee waqooyiga, iyo gobolka Jabuuti ee waqooyi-bari iyo Gobolka Dikhil iyo Gobolka Cali Sabiix ee koonfurta, waddanka Soomaaliya wuxuu ku yaalaa bariga. Caasimada Gobolka Carta waa Carta.

Gobolka Carta
Djibouti - Arta.svg
Dalka  Djibouti
Caasimada Carta
Bedka
 • Dhammaan 1,800 km2 (700 sq mi)
Tirada dadka
(2015)
 • Dhammaan 60,966
 • Cufnaanta dadka 34/km2 (90/sq mi)
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)