Wajaale
Wajaale ama Tog Wajaale waa degmo ku taalo gobolka Maroodi Jeex ee galbeedka dalka Somaliland. Degmadaan waxee xuduud la leedahay ismaamulka Soomaali Galbeed ee gacanta ugu jira wadanka Itoobiya. Magaaladani waa magaalo ganacsi badan.
Wajaale Tog Wajaale | |
---|---|
Dalka | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Gobolka | Maroodi Jeex |
Tirada dadka (2020) | |
• | 72,800 |
Aag saacadeed | UTC+3 |
magaladaan waxaa degan beelo badan sida beelaha gabooye iyo beelaha direed.