Maroodi Jeex waa gobol ka mid ah gobollada Somaliland waxaana ku taalla caasimada Hargaysa. Maroodi Jeex waxa uu xuduud la leeyahay goballada Saaxil, Awdal iyo Togdheer Woqooyi Galbeed (Somali: Woqooyi Galbeed, Carabi: وقويي جالبيد), ayaa sidoo kale la odhan jirey, waa gobol maamuleed (gobol) oo ku yaal Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaa loo arkaa inuu yahay gobolka ugu dad badan Jamhuuriyadda Somaliland.

Maroodi Jeex
Gobol
Buuraha Naasa Hablood ku yaal duleedka Caasimada Hargeysa
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
Coordinates: 6°6′47″N 47°59′17″E / 6.11306°N 47.98806°E / 6.11306; 47.98806Coordinates: 6°6′47″N 47°59′17″E / 6.11306°N 47.98806°E / 6.11306; 47.98806
Wadanka Somaliland
CaasimaadaHargeysa
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
 Somaliland
 Somaliland
Meeting hall of the regional House of Representatives. Somaliland

Guudmarka

A residential area in Hargeisa. Somaliland

Maroodijeex ama Waqooyi Galbeed waxaa xuduud u la leeyahay Itoobiya dhanka koonfureed, dhanka Waqooyi Galbeed gobolka Awdal galbeedka Gabiley,waqooyiga Gacanka Cadmeed. Waqooyi bari Gobolka Saaxil. Xarunta Gobolku waa Hargaysa. Waxaa la ogyahay inuu yahay gobol aad u istaraatiiji ah oo leh dhulka beeraha hodanka ku ah iyo Xoolaha. [3] Demographics Gobolka Woqooyi Galbeed waxaa ku dhaqan dad tiradoodu Laguna qiyaaso 1.8 milyan qof. Maroodijeex waxaa ku nool dad ka soo jeeda qowmiyadda Soomaalida, gaar ahaan qabiil qudha oo ka tirsan reer Sheekh isaxaaq Waxaana Ugu Badan deegaan ahaan saddexdan qabiil ee hoos ku xusan magaalada Hargeysa ama gobolka Maroodijeex kolba sida loo yaqaano

Qabiilka [Ciidagale] ah qabiilka lahaa Aasaaska hargaisa kana tirsan garxajis Qabiilka Arab Sh isaxaaq [sacad muuse] oo ka tirsan habar awal Beesha garxajis. Beesha Isaxaaq oo ka tirsan Habaryoonis Garxajis.

Inta kale ee iyaguna la dega waxay kala yihiin Beesha habar awal ,Beesha habaryoonis oo ka tirsan Garxajis , Beesha Ayuub ,Beesha Toljecle iyo Beesha Muuse Dhariye (Gabooye)

Waddanmah degaan Hargeisa

wax ka badal

. [5] [6]

 
Hargeisa.  Somaliland
 
  Somaliland
 

Degmooyinka Gobolka Maroodijeex (Ex. Woqooyi Galbeed) ayaa ka kooban toban degmo: [7] 1. Degmada Hargeisa Caasimadda JSL 2. Degmada Salaxley 3. Degmada Laasgeel 4. Degmada Faraweyne 5. Degmada Daarasalaam 6. Degmada Cadaadley 7. Degmada Balli-mataan 8. Degmada Dacarta. 9. Degmada Toon 10.Degmada Wacays Oodane 11, degmada beligubadle

Sido Kale fiiri

wax ka badal
Magaaloyaasha Gobolka Maroodi Jeex  
Allaybaday · Baligubadle · Cadadlay · Dhinbiilriyale · Faraweyne · Gabiley · Hargeysa · Qool-buulale · Qool-cadey · Sabawanag · Salahlay · Sallaxley · Sharmaarke · Wajaale
Gobolada Somaliland  
Awdal | Maroodi Jeex | Togdheer | Saaxil