Diridhabe

Diridhaba (Af Ingiriis : Dire Dawa; Af Amxaari : ድሬ ዳዋ; Oromo: Dirre Dhawaa; laga wado. "Meel raaxo",[3] Reer aw xasan waa beel kamid ah‎; Af Soomaali : Diri Dhaba[4] laga soo xigtey: meeshii Dir ku dhaqneyd[5]) waa caasimad ku taala wadanka Itoobiya taasi oo degan yihiin Soomaali, Oromo, Canfar iyo Amxaaro.

Diridhaba
Dire Dawa

ድሬ ዳዋ
ديري داوا

Dirre Dhawaa
Caasimad
ET-Dire Dawa, Ethiopia (13).JPG
Farasmagaalka Diridhaba
Nickname(s): 
Dirah Dawah
Diridhaba Dire Dawa is located in Ethiopia
Diridhaba Dire Dawa
Diridhaba
Dire Dawa
Meesha kaga taalo Itoobiya
Wadanka Itoobiya
Gobol Dire Dawa
Zone Dire Dawa
Degmo Dire Dawa
La aasaasay 1902
Dowlada
 • Nuuca Golle Caasimad
 • Duqa magaalada Adam Faarax [1]
Area
1,213 km2 (468 sq mi)
Joogga
1,276[2] m (4,189 ft)
Tirada dadka
(2008)
 • Caasimad 607,321
 • Cufnaanta dadka 4,530/km2 (11,700/sq mi)
 • Metro
1,274,869
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)
Furaha (+251) 25
Website www.dire-dawa.gov.et

Sida lagu sheegay buuga la yidhaahdo "Futuh Al Habasha: Conquest of Abyssinia", deegaanka waxaa loo bixiyay magaca Diri Dhaba markii ay soo dageen beesha Dir ee Soomaalida ah wakhti lagu qiyaaso shan qarni ka hor.[6]


Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2010-11-10. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. http://www.fallingrain.com/world/ET/48/Dire_Dawa.html
  3. Kefale, Asnake. "Ethnic Federalism and Conflict Management in Ethiopia: The Case of Dire Dawa" in Luc Sindjoun (ed.)'s The Coming African Hour: Dialectics of Opportunities and Constraints, p. 209. Africa Institute of South Africa (Pretoria), 2010. Accessed 15 Feb 2014.
  4. Referencing Dir confederation of Somali clans which inhabit vast area between the Red Sea and Dir Dawa. See Dir.
  5. academies, prepared by a number of leading orientalists ; edited by an editorial committee consisting of H.A.R. Gibb ... [et al.] ; under patronage of the international union of. (New ed.). E.J. Brill. ISBN 9789004161214.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. ʻArabfaqīh, Shihāb al-Dīn Aḥmad ibn ʻAbd al-Qādir (2003-01-01). Annotation: Dir, According to Huntingford a settlement which may be modern Dire Dawa. Tsehai Publishers & Distributors. p. 24 https://books.google.com/books?id=YgIwAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)