Oromo
Oromo Waa Qowmiyad Degta Itoobiya Iyo Koofurta Kiinya. Waana Qowmiyada ugu badan ee Itoobiya. Afkooda ama luqadooda Waxaa la dhahaa Afaan Oromo. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.
Dadka Caankaa ee u dhashay Oromada waxaa ka mid ahEdit
- Girma Wolde-Giorgis Madaxweynaha Itoobiya
- Jowhar Mohamed Hogaaamiyaha Isbedel Doonka Itoobiya