Geeska afrika
Coordinates: 09°N 48°E / 9°N 48°E=
Faanka Afrika | |
---|---|
![]() | |
Baaxad | 1,882,857 km2 |
Tirada dadka | 100,128,000 |
Tiro-badni | Igad , |
Dalalka | Jabuuti, Eratareya, Itoobiya, Soomaaliya,Somaliland]iyo suudaan |
Waqtiga | UTC+3 EAT |
yaa ugu sareeyo awooda | Soomaaliya |
Total Wax soo saar (PPP) (2019) | $100.224 billion [1][2][3][4] |
Wax soo saar (PPP) Qof qof (2019) | $1061 |
Total Wax soo saar (nominal) (2019) | $245.819 billion [1][2][3][4] |
Wax soo saar (nominal) Qof qof (2019) | $700 |
Luqadaha | Cafari, Amxaari, Carabi, Oromo, Soomaali, Tigre, Tigrinya. |
Magaalo ee ugu waaweyn |
Jabuuti, Jabuuti Asmara, Eratareya Addis Abeba, Itoobiya Muqdisho, Soomaaliya |
Geeska afrika, waa dhul sadaxgees ah oo ku taalo jasiiro dhuleedka soomaaliyeed ee bariga afrika. waxay ka kooban tahay dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti iyo Eritrea[5]iyo dalka sudan
Guud ahaanEdit
Baaxada dhulka geeska Afrika waa 2,000,000 km² (772,200 sq mi), waxaana ku nool 100 milyan oo qof oo kala ah: (Soomaaliya: 15 milyan, Jabuuti: 0.86 milyan, Itoobiya: 85 milyan iyo Erateriya: 5.2 milyan) oo qof.Dhulka loo yaqaano geeska afrika waxaa ku badan soomaalida marka loo fiiriyo qoomiyad ahaan, waa dhulka aan ugu yeerno soomaaliweyn maadaama ee ku hoos jiraan dalalka kala ah Itoobiya iyo kenya.Marka loo fiiriyo dad ahaan neh waxaa ku badan shacabka ku nool dalka Itoobiya.
Sii eegEdit
sido kale fiiriEdit
TixraacyadaEdit
- ↑ 1.0 1.1 . Imf.org. 2006-09-14 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=52&pr.y=2&sy=2008&ey=2011&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=644&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Soo qaatay 2013-07-25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 2.0 2.1 . Imf.org. 2006-09-14 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=92&pr.y=15&sy=2008&ey=2011&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=611&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Soo qaatay 2013-07-25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 3.0 3.1 . Imf.org. 2006-09-14 http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2011/01/weodata/weorept.aspx?pr.x=29&pr.y=7&sy=2008&ey=2011&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=643&s=NGDPD%2CNGDPDPC%2CPPPGDP%2CPPPPC%2CLP&grp=0&a=. Soo qaatay 2013-07-25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 4.0 4.1 . Cia.gov https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook/geos/so.html. Soo qaatay 2013-07-25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Sandra Fullerton Joireman, Institutional Change in the Horn of Africa, (Universal-Publishers: 1997), p.1: "The Horn of Africa encompasses the countries of Ethiopia, Eritrea, Djibouti and Somalia. These countries share similar peoples, languages, and geographical endowments."
wadamada geeska afrika waxaa la isku dhahaa 4 wadan
Linkiga CaddayntaEdit
- (www.geeskaafrika.com)