Af-Cafari waa luqad looga hadlo, Itoobiya, Eratareya iyo Jabuuti.

  • Eratareya
  • Jabuuti
  • Itoobiya

Af-Cafari waxee aad uugu dhawdahay, af-Saho. Af-Cafari waxoo ka midyahay luqadaha 9ka gaaraayo oo rasmi ka ah wadanka Eratareya. laakiin waxaa aad loo isticmaalaa, Af-Tigrinya iyo Af-Carabi, oo loo adeegsado, idaacadaha, joornaalyaasha iyo taleefishinada. laakiin dadka Cafari ku hadlo waxee ka helaan luqada af carabiga, ayga oo u tahay luqadoodii labaad. dadka af-Cafari ku hadlo waxee gaarayaan 1.4-1.5 milyan. Waxey Kaloo Bahwadaag la yihiin affaf ka Somaliga iyo Oromada afka waxa uu kamid yahay affaf ka Kushiitiga.