Af-Tigre ትግረ ama xaasa oo looga yaqaano dalka Suudaan Af-Carabi, الخاصية waa lahjo ka mid ah luqada Af-Tigrinya, waxaa ku hadlo Dadka Tigrega ah, waxaana looga hadlaa dalka Ereteriya.

dadka ku hadlo luqadaan waxee gaarayaan ilaa 800,000 oo qof oo ku nool dalka ereteriya.