Samaroon Cumar Geedi (Af Carabi : ar‎,) sidoo kale loo yaqaanay Cumar Geedi, Waa ninkii qoray buuga ""Magacda & Muuqaalka Kalluunka""

Taariikh wax ka badal

Dawladdii Jamhuuriyadda Dimograadiga Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa Wasaaradda Kalluumeysiga & Khayraadka Badda. Buuga ""Magacda & Muuqaalka Kalluunka"" ayuu qoray. Waa nin ka soo jeeda Beelwaynta Gadabuursi. [1][2].

Tixraac wax ka badal

  1. Magacda & Muuqaalka Kalluunka, Jamhuuriyadda Dimograadiga Soomaaliya, Wasaaradda Kalluumeysiga & Khayraadka Badda, Waaxda Cilmi Baarista, 1986 
  2. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2019-11-01. Soo qaatay 2021-08-09.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)