Golaha Guurtida Somaliland

Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland House of Elders; Af carabi: أرض الصومال برلمان) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha odoyaasha waa "Golaha Sare" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 oday oo laga soo xulay beelaha Somaliland.[1]

House of Elders

Golaha Guurtida
Logo of the House of Elders of Somaliland.
Type
Type
Upper house
History
Founded 1993
Leadership
Speaker
Suleiman Mohamoud Adan
since August 28, 2004
Structure
Seats 82 members
Length of term
5 years
Meeting place
Hargeisa
Website
www.govsomaliland.org/hoe
Footnotes
Golaha Guurtida Somaliland on FacebookScript error: No such module "EditAtWikidata".

Shaqada ugu muhiimsan ee golahani waa ilaalinta iyo xalinta nabada wadanka; sidaas ay tahay waxay sharci ahaan ansixiyaan ama ka soo horjeestaan sharciyada ay soo bandhigaan Golaha Wakiilada.

Dhismaha Golaha Guurtida Somaliland

Golaha Guurtida Somaliland waxaa xarun u ah caasimada Hargeysa, waxaana gudoomiye u ah Saleebaan Maxamuud Adam "Saleebaan Gaal".

Sidoo kale fiiri

Linkiyo kale

Tixraac

  1. . Garowe Online. 02-05-2012 http://allafrica.com/stories/201202062200.html. Soo qaatay 20 July 2012.  Hubi qiimaynta taariikhda: |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)