Madax (Af Ingiriis : Head; Af Carabi : ar‎) waa waaxda saldhiga u ah maamulka jidhka dadka iyo xayawaanka. Madaxa waa qeybta ugu muhiimsan noolaha, sababtoo ah waxaa ku taala xubno lagama maarmaan u ah jiritaanka noolaha sida: camaamka, maskaxda, afka, sanka, indhaha, dhegaha iyo neerfo iyo xididido badan.

Xubnaha samayska Madaxa dadka.

Afar ka mid ah shanta laxaad ee dareenka dadka waxaa laga helaa wejiga iyo madaxa.