Weji

Xubnaha samayska Wejiga oo maqaarka laga siibay.

Weji (ingiriis: Face) waa xubinta saldhiga u ah laxaadka iyo dareenka dhamaan noolaha. Wejigu wuxuu ka mid yahay meelaha ugu muhiimsan jidhka dadka. Sababtoo ah wejiga waxaa ku yaala indhaha, sanka, dhegaha iyo afka.

Wejiga oo ah qeybta hore ee madaxa ayaa wuxuu astaan iyo calaamad gaar ah u yahay xubin kasta oo ka tirsan dadka iyo xayawaanka.