Dheg
Dheg wadar ahaan Dhego (ingiriis: Ear) waa xubin ka mid ah madaxa dadka iyo xayawaanka taas oo loo isticmaalo in wax lagu maqlo.

Tirada dhagoolka iyo dadka dhagaha culus ee qaangaadhka ah sanadkii 2004. Tirada khaanaduhu waa 100,000 oo qof. Dhegeha ayaa leh saddex lafood kuwaas oo qabto hoosha garaaca hadalka
lama oga
<250
250–295
295–340
340–385
385–430
430–475
475–520
520–565
565–610
610–655
655–700
>700