Soomaaliyeed

Soomaaliyeed waa shey, qof ama wax dalka iyo dadka Soomaaliya ama qoomiyada Soomaalida ee geeska Afrika iska leeyihiin. Ama waa magaca guud ee u dhaxeeyo Qowmiyada Soomaalida.