Category:Jaamacadaha Soomaaliya

Soomaaliya oo ah wadan leh af iyo taariikh qani ah ayaa waxaa jira nidaamyo ama habab waxbarasho oo bulshada qiimayso. Ugur horeyn, qoys walba waxaa ay caruurta miyi iyo magaalo geeyaan xarun lagu barto tacliinta aas aaska ah ee Qur'aanka ama Dugsi Qur'aan.