Jaamacadda Puntland
Jaamacadda Dowliga Puntland (Af Ingiriis : Puntland State University) waa jaamacad bulsho oo xarunteeda ugu weyni ku taalo magaalada Garoowe, maamulgoboleedka Puntland ee wadanka Soomaaliya.
Jaamacadda Dowliga Puntland Puntland State University | |
---|---|
File:PuntlandStateUniversitylogo.gif | |
Halku dhegga | PSU waa xarunta isbedelka |
La aas aasay | 2004 |
Nuuca | Jaamacad Bulsho |
Ku xigeenka la taliyaha | Mahamud Hamid Mohamed |
Xonaha hay'adda waxbarashada | ilaa 60 |
Ardayda | in ka badan 1000 |
Waxay ku taal | Garoowe, Puntland, Soomaaliya |
Dhismaha jaamacadda |
Xarunta Garoowe, Xarunta Gaalkacayo, Xarunta Boosaaso |
Magacyadii hore | Dugsiga Maamulka Garoowe |
Website | Official website |
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . Puntin http://www.somaliawatch.org/Archivemay/000522103.htm. Soo qaatay 24 February 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)