Jaamacadda Rajada
Jaamacadda Rajjada (Af Ingiriis : Hope University; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Jaamacadda Hope (HU) waa jaamacad dadweyne, taasi oo ka shaqeysa danta dadweynaha, bixisa waxbarasho bilaa lacag ah cidii u qalanta. Jaamacada Hope waxay ku taala magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda u ah Jamhuuriyada Soomaaliland. Horaantii sanadkii 2008da ayaa Dr. Najiib Sheekh Cabdikariim aasaasay jaamacada.[1]
Jaamacada Rajjada Hope University (HU) | |
---|---|
Jaamacadda Hope جامعة الرجاء | |
La aas aasay | 2008 |
Nuuca | jaamacad dadweyne |
Madaxwenaha Jaamacadda | Mudane Maxamed Y. Cusmaan |
Waxay ku taal | Hargeysa, Somaliland |
Website | www.hope-university.com |
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac
- ↑ . CNN http://money.cnn.com/2015/04/06/pf/college/harvard-somaliland-africa-student-university/. Soo qaatay 21 December 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)