Jaamacada Admas waxee ku taalaa magaalada Hargeysa ee woqooyiga Soomaaliya. Jaamacadaan waxaa la dhisay 2006da waxaana maal galiya ama ee ka midtahay jaamacad ku taalo dalka Itoobiya eena isku magac egyihiin. Jaamacadaan waxaa laga bartaa wax barasho heersaro ah.

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal