Jaamacadda Banaadir

Jaamacada Banaadir waa jaamacad ku taalo magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

Jaamacadda Banaadir
جامعـــة بنـــادر
Benadir University
Halku dhegga Samaynta Karti Umadeed
Hal ku dhegga af-shisheeye CULTIVATING HUMAN TALENTS
La aas aasay 2002
Nuuca Jaamacd Gaar ah
Hormuudka jaamacadda Abdirizak Ahmed Dalmar
Waxay ku taal , Muqdisho, Soomaaliya
Website Official website


TaariikhEdit

Jaamacada Banaadir waxaa laga bartaa cilmiga dhakhtarnimada,iyo waxyaale ka oo fara badan sida engineering,education iwm waxaana lasameeyay sanadka marka oo ahaa 2002.

Waxyaabaha laga bartoEdit

  • jaamacada waxaa lagabartaa dhinaca dhaqtarnimada ama medicinka
  • dhinaca injineernimada
  • dhinaca cilmiga Kombyuterada iyo teknologiga.
  • iyo dhinaca xukunka iyo shaeecada
  • Cilmiga beeraha iyo xaywaanka.

Qaraxii ardayda JaamacadaEdit

Sanadka marka oo ahaa 3 Diseembar 2009 waxaa dhacday qarax ismiidaamin ah, oo lagu weeraray arday qalin jabisay oo xaflad loogu qabanaayay hotel shamo. Qaraxaas waxaa ku dhintay dad gaaraayo ilaa 22qof oo ka mid ah 3 wasiirada Dawladda iyo 40 ardayda jaamacada banaadir oo dhaawacantay.