Jaamacadda Teknolojiyada Somaliland

Jaamacadda Teknolojiyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland University of Technology) (SUTECH) waa jaamacad dadweyne taasi oo ku taala magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda u ah Jamhuuriyada Soomaaliland.[1]

Jaamacadda Teknolojiyada Somaliland
Somaliland University of Technology (SUTECH)
La aas aasay 2000 (iskubedeshay heer jaamacadeed 2007)
Nuuca jaamacad dadweyne
Madaxwenaha Jaamacadda Dr. Saciid Sheekh Maxamed
Waxay ku taal Wadada Berbera, Geed Habeeya, Hargeysa
Dhismaha jaamacadda 20 hektar (49 acres)
Magacyadii hore Hargeisa College of Applied Arts & Technology
Midabuka Cagaar iyo oraanji          
Website www.somalilanduniversity.org

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. . 4icu http://www.4icu.org/reviews/12305.htm. Soo qaatay 19 March 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)