Midab (Af Ingiriis : color; Af Carabi : ar‎) waa muuqaalka shey ama walax leedahay. Waxaa jira noocyo badan oo midabo ah kuwaasi oo laga sameeyo iskudarka midabada aasaasiga, kuwaasi waxaa ka mid ah: Casaan, Cagaar, Madow, cawaale, ama baluugHuruud, buni, basli, baxri, cowlaan, cowl iyo kuwo kale oo badan. Wax kasto oo aduunka yaalo waxoo leeyahay midab, inta aa ka eheen biyaha oo wax wax kaladha lahayn.

Midabada

Midabada JaamudkaEdit

Midabo KaleEdit

Qoraalo KaleEdit

TixraacEdit


Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: