Baxri
- Kani waa maqaal ku saabsan midabka baxriga.
- Ha ku khaldin midabka "basliga".
Baxri (Af Ingiriis : Cyan; Af Carabi : ar) waa midab cagaar-ciraad xiga ah.[4][5][6]
Baxri | |
---|---|
Xidhiidhka Midabada | |
Dherer | 490–520 nm |
Xawaare | 610–575 THz |
Common connotations | |
biyo[1][2][3] | |
Midab Xidhiidhiye | |
Qoraalka midabka | #00FFFF |
sRGBB (cs, cg, bl) | (0, 255, 255) |
CMYKH (bx, bs, h, m) | (100, 0, 0, 0) |
HSV (m, j, c) | (180°, 100%, 100%) |
Source | CSS Color Module Level 3 |
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte) H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol) |
Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo ciraada ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan baxriga ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka baxriga laga helaa ciraad iyo cagaarka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo 'CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, madoow iyo ciraad.
Si kastaba ha ahaatee, waa la isku raacay in midabkan la isticmaali jirey tan iyo wakhtiyo aad u horeeyay; waxaana la sheegaa in wakhtigii Boqortooyadii Faraaciyiinta dhulka Masar la isticmaali jirey midabkan baxriga ah.[7][8]
Guud ahaan, midabkan waxaa lagu isticmaalo meelo badan; waxaa ka mid ah qalabka wax lagu daabaco (printer), Kumbuyuutarka, Telefishinka, diiradaha wax lagu sifeeyo iyo meelo kale. Waxyaabaha ugu cajiibsan ee midabkan waxaa ka mid ah, markuu la falgalo (lagu daro) midabka casaanka waxaa meeshii madoowga ahayd isku bedeshaa cadaan.[9]
Muuqaalka
wax ka badal
Midabo Kale
wax ka badal
Tixraac
wax ka badal
- ↑ . Lexico Publishing Corp. http://dictionary.reference.com/browse/cyan. Soo qaatay 2007-11-22. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Oxford English Dictionary
- ↑ Khalifa, Rashad (trans). http://www.masjidtucson.org/quran/noframes/ch76.html#21. Soo qaatay 2007-11-30. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://dictionary.reference.com/browse/cyan. Soo qaatay 30 September 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.merriam-webster.com/dictionary/cyan. Soo qaatay 30 September 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Shorter Oxford English Dictionary, 5th Edition, Oxford University Press, 2002.
- ↑ http://www.etymonline.com/index.php?term=cyan. Soo qaatay 30 September 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://www.perseus.tufts.edu/hopper/text?doc=Perseus%3Atext%3A1999.04.0057%3Aentry%3Dku%2Fanos. Soo qaatay 30 September 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Andrew Zimmerman Jones. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 3 Bisha Koobaad 2012. Soo qaatay 30 September 2014. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |