Dherer

Halbeega dhererka ee Kilometer wuxuu u dhigmaa 0.62137 Mayl.

Dherer (ingiriis: Length) waa masaafada iyo fogaanta u dhexeysa labo meelood. Dhererku wuu ka duwan yahay Jooga kaas oo ah halbeeg lagu cabiro dhererka sara-jooga ama masaafada labo bar isku jiraan marka laga xisaabinayo dhulka ilaa cirka.

Halbeegyada Dhererka wax ka badal

Dhererka waxyaabo badan lagu xisaabiyaa, halbeegyada ugu caansan ee ka midka ah Halbeega Caalamiga e Dunida ee lagu cabiro dhererka waxaa ka mid ah:

Iyo kuwo kale oo badan.